Dhagayso: Maxaa kasoo baxay Kulankii Gollaha Wasiirada ay Maanta yeesheen
Golaha Wasiirada ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa waxaa ay ku qaateen xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.
Kulanka ayaa waxaa shirgudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid waxaana lagu gorfeeyay arimo badan.
Kulankan oo ay saxaafada dibad joog ka aheyd ayaa waxaa shir gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon,
Kulanka kadib ayaa waxaa saxaafadda la hadlay Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Ciil-mooge Xirsi isagoona ka hadlay waxyaabihii maanta kulanka looga hadlay
Hoos ka dhagayso
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.







