Dhagayso: Ku dhawaaqistii Wasiir ku xigeenadda iyo Wasiir dowlayaasha
Waxaa goordhawayd oo maantaa lagu dhawaqay Liiska Wasiir ku xigeenada iyo wasiir dowlayaasha Xukuumada Soomaaliya kadib wareegto kasoo baxday Xafiiks Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya.
Wareegtada ayaa waxaa ku qorneed 20-wasiir ku xigeeno iyo sidoo kale 5-wasiiro Dowlayaal.
Sababta 29-wasiir ku xigeeno looga dhigay ayaa waxaa lagu sheegay in 10-ka wasiir ee dalka Soomaaliya ay hayaan dhowr wasaaradadood sidaasi awgeedna la isla gartay in 20-wasiir ku xigeeno laga dhigo.
Waxaa Saxaafada Wareegtada u Akhriyay Wasiirudowlaha Madaxooyada Cabdi Faarax Sheekh C/qaadir
Goordhaw ayaa xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya laga shaacin doonaa qoraalka magacyada Wasiirada iyo wasiiro ku xigeenada.
1-Cabdi Farax sheekh C/qadir W/dowladaha madaxtooyada 2-Dr Maxamed Nuur Gacal W/dowlaha arrimaha dibada
3-Mahdi Maxamuud Cali W/dowlaha arrimaha gudaha
4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir W/Dowlaha Maaliyada
5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle W/Dowlaha Horumarinta Iyo Adeega Bulshada
Magacyada 20ka Wasiir kuxigeen
1-Eng maxamed Aadan Axmed W/kuxigeenka arrimaha Dibada
2 Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeenka arrimaha dibada
3 Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
4 Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
5 Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada
6 Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada
7 Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta
8 Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta
9 Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada
10 Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada
11 Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud
12 Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika
13 Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka
14 C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka
15 Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga.
16 C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga
17 C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga
18 Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga
19 C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta
20 Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta.
Hoos ka dhagayso:
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Saadaalnews@gmail.com








