Nin hubaysan oo dalka Mareykanka toogasho ku dilay 26- carruur ah.

Labaatan carruur ah iyo lix qof oo qaangaar ah  ayaa ku geeriyootay

dalka Mareykanka kadib markii nin hubaysan uu toogasho ka gaystay

iskuul waxbarsho oo ku yaala dalka Mareykanka.

Ninka hubaysan oo da’diisu ahayd 20-sano jir ayaa geeriyooday kadib

markii uu weerarkan uu gaystay iyadoo ay halleeshay mid ka mid ah

rasaasta uu furay.

Saraakiil Mareykanka ah ayaa sheegay weerarka ka dhacay Sandy Hook

Elementary School uu dhalay mid ka mid ah macalimiinta wax ka dhigta

dugsiga weerarka uu kadhacay.

Waa toogashadii ugu xumaa ee kadhacda dalka Mareykanka, weerar sidan

oo kale oo kadhacay magalaada Verginia sanadkii 2007dii ayaa waxaa ku

dhintay 32 qof.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya ninka weerarka gaystay oo lagu

magacaabo  Ryan Lanza in la qabtay walaalkii oo magaciis lagu soo koobay

Aadam kaasi oo xiligaan su’aalo laga waydiinayo dhacdadan.

Madaxwaynaha Mareykanka Brack Obama oo isagoo ilmaynaya ka hadlay

warbaahinta ayaa tacsi qaran u diray shacabka Mareykanka iyo eheladii

ay dadka la laayay ay ka baxeen, waxaana uu sheegay dhacdadaadan in

baaritaan lagu samayn doono.

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Kismaayo_iyo_Garoonka-620x330 Dhagayso:- Mamulka Axmed Madoobe “Maanta Wixii ka danbeeya Wafti Xamar kama soo dagi karo Garoonka Kismaayo”
- May 27, 2013
Iyadoo shalay ay gaareen magaalada Kismaayo 3 kamid ah Gollaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Muqdisho (2) Dhagayso:- Gollaha Guurtida Beelaha Hawiye oo guul ku tilmaamay Muqdisho in lagu qabto Shirka looga hadlayo aayaha Jubbooyinka.
- May 27, 2013
Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Beelaha Hawiye Suldaan Xeefoow oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Magaalada ...
Cabdulaahi Dhagayso:- Guddoomiye C/laahi Shekh “Dowladda xooga ay kismaayo ku dhuminayso Al-shabaab hakula dagaasho
- May 27, 2013
Guddoomiyaha Isbahaysiga Nabada C/laahi Sheekh oo Warbaahinta la hadlay ayaa si kulul u Weeraray ...
Buubaa Dhagayso:- Ismaaciil Hurre Buubaa “Waa mid shirka muqdisho Qatar weyn ku ah Go’aanka Axmed Madoobe”
- May 27, 2013
Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka hadlay Qodobadii ka soo baxay shirkii IGAD ayaa ...
AMISOM-300x202 Dhagayso:- Saraakiisha Ciidamadda AMISOM iyo kuwa DFS oo kulan ku yeeshay deegaanka Awdiinle
- May 27, 2013
kulan looga hadlayay waxka qabashada Amaanka Gobolka Bay ayaa saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Gobolkaasi ...
images (1) Dhagayso:- Urur Siyaasadeedka Midnimo oo Dhaliilay Xukumada Faroole
- May 27, 2013
Xog hayaha Urur siyaasadeedka Midnimo ee gobalka Mudug Maxamed Faarax Cabdulaahi oo sheegay In ...
images (2) Dhagayso:- Maamulka Galmudug Garabka Tima Kala Jeex oo ka Hadlay Heeshiis Dowlada Norwey Lagashay Madaxweyne Cabdiqaybdiid
- May 27, 2013
Wasiirka Caafimaadka galmudug garabka Madaxweyne Tima kala Jeex Mahad maxamed Faarax Timacda oo Waraysi ...
images Dhagayso:- Guddoomiyaha Kaamka Barakacayaasha Boolo Mingis oo ka Hadlay Xaalada Kamkaas
- May 27, 2013
Xili Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland Dadka Intiisa Badan ay ka Xaga Baxayaan ...