Ciyaar Yahanka MO Faarax oo Sirdoonka Maraykanku Al-shabaab Looga Shakiyeen

sawiro MOOrod yahanka caanka ah ee asal ahaan ka soo jeeda soomaaliya balse haaysta dhalashada Britian ayaa sheegay in isaga uusan walwal ka qabin shaki la xariirta in xariir la leeyahah kiooxaha al-qaa’ida,maadaama uu sheegay in uu yahay nin caan ah oo aduunka laga wada yaqaano.

 

Wargeyska The Sun ee ka soo baxa magaalada London ayaa baahiyay wareysi uu la yeeshay orodyahanka Mo Farah kaasi oo uu ku xaqiijiyey in mudo saacado ah lagu haystey garoonka diyaaradaha magaalada Portland ee gobolka Oregon ee dalka Mareykanka,waxa uuna mo farah sheegay in laga shakiyay babasaboorkiisa oo lagu arkay soomaali taana sababtay in laga shakiyo.
Mo Farah wuxuu u sheegay saraakiishii su’aalaha waydiinaysay ee uga shakisay argagixisnimada in hadii ay isaga shaki ka qabaan in uu yahay Mo Farah ay eegaan cadeymaha uu haysto,

“Ma Rumeysan karin in dhalashada aan ku dhashay Soomaaliya in la ii xiro ama tuhun la iga qaado, mar kasta oo aan imaado wadanka Mareykanka, laakiin markan waxaan watey cadeymihii biladihii aan ku guuleystey inkasoo aanay qaadan ama rumaysan{Kooxaha baarayaasha}” ayuu yiri Mo Farah oo 29 sano jir ah.

Mo Farah wuxuu sheegay in xiligii uu loo qabtey shakiga argagaxisnimada in uu ka yimid magaalada Toronto ee wadanka Canada, isagoo xusey in uu doonayey in uu ka qaato wadanka Mareykanka deganaansho ay u diyaarisay shirkada Nike oo uu kula jiro heshiis, uuna ku tababarto xarunteeda,

Wararka ayaa intaasi waxa ay ku darayaan in Mo Farah markii la weydiiyay su’aalo badan islamarkaan la aqoonsadaya ayaa waxa uu sheegay in loo ogalaaday in u dhaqaaqo halkii uu doonayay.

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

download (2) Dhagayso:-Nabadoon Dhangad”Xasan Sheekhow Caasimadii Xamar ayaba la weraray maxaa ka galay Jubbaland
- Jun 20, 2013
Nabadoon Daahir Aadan dhangad oo kamid ah Nabadoonada gobalka Mudug oo maanta naguso Booqday ...
download Dhagayso:-Waxgaradka Magaalada Dhahar oo so Dhaweyeey Baaqa isimada Puntland
- Jun 20, 2013
Kulan ay ku yeesheen magaalada Dhahar ee Xarunta gobalka Hayland waxgaradka iyo nabadoona gobalkaas ...
download (1) Dhagayso:-Caaqil lagu Xiray Magaaladda Laascanood
- Jun 20, 2013
  Wararka ka imaanaya magaaladda Laascanood ee gobalka sool ayaa sheegaya in Magaaladdas lagu xiray ...
Qaraxa (31) Dhageyso Waraysi:-Xildhibaan Mahad Salaad “Hay’adaha amaanka ayaa ka gaabiyay Shaqadooda”
- Jun 20, 2013
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo waraysi siiyay Sadaalmedia ayaa ...
muqdisho_4-1 Dhageyso:- Wadamo ay ka midyhiin Shiinaha iyo Talyaaniga oo doonaya inay maalgashadaan wadanka
- Jun 20, 2013
Wadamo badan oo ay ka mid yihiin Talyaaniga iyo Shiinaha ayaa doonaya inay maalgashi ...
Ruwaayad DAAWO VIDEO:- Ruwaayada “Qarsataye ma adin qaleen” oo Muqdisho lagu dhigay
- Jun 20, 2013
Ruwaayada “qarsataye ma adin qaleen” oo ah mid wacyigalin ah oo lagu wacyi galinayay ...
barack_obama_thumb Madaxweyne Obama oo ka hadlay Weerarkii Muqdisho
- Jun 20, 2013
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Mareykanka Barak Obama ayaa lagu muujiyay sida uuu ...
yasiin Dhageyso:- Col. Yaasiin Raadeer”Xaaladayda waa mid wanaagsan Kismaayo ayaana ku laabanayaa”
- Jun 20, 2013
Xaalada Yaasiin Raadeer oo kamid ah saraakiisha Ururka Raaskaambooni ee Magaalada Kismaayo oo dhawaan ...