Hanbalyo, bogaadin iyo taageerid maamulka cusub ee Ururka Suxufiyiinta Jubbooyinka ee JIJA. By Wali Sheikh Abdi Gurhan.
Aniga oo ku billaabayo magaca Eebe weyne waxaan halkan Hanbalyo iyo bogaadin u diyarayaa maamulka cusub ee dhawaan loo yjigleelay Ururka Suxufiyiinta Jubbooyinka ee JIJA.
Waxaan halkan si gaar ah oga hanbalyeynayaa Gudooyimaha cusub ee uu Ururku yeeshey mudane Aadan Mohamed Salaad iyo Xoghayaha guud mudane Mahad Cumar Diriye waxaana ku bogaadinayaa in ay wax badan ka badalaaan howlaha Ururka.
Dhanka kale waxaan waxaan baaq u dirayaa dhamaan suxufiyiinta Jubbooyinka ee jooga daafaha dunida in ay hiil iyo hooba la garab istaagaan dhalinta is xilqaantay xiligaan ay jubbooyinka marxalada adag ku jiraan isla markaana la garab istaago si ay isu kaashadaan una gaaraan hadaf wax ku ool ah.
Mahadsanidiin.
Wali Sheilk Abdi Gurhan
Namsos Norway.








