Mid kamid ah hogamiyayashii Maleeshiyaadka sunniga ha ee ciraq ah oo ku dhintay ismiidaamin .

fallujah-novemberLaamaha ammaanka ee dalka Ciraaq ayaa xaqiijiyay dhimashada mid kamid ahaa hogaamiyayasha kooxaha Suniga ah ee ladagaalama Alqaacidada dalka Ciraaq , Ciifaan al-Cisawi oo ah ku xigeenka hogaamiyaha koox kadhisan magaalda Falluuja kuwaasi oo kasifeeyay magaaladaasi alqaacida iyagoo taageero kahelaya Maraykanka .

Qaraxa oo ahaa ismiidaamin ayaa waxa ku geeriyooday Cifaan al-cisawi iyo saddex kale waxaana fuliyay qaraxaasi sida lasheegay qof soo xirtay jaakadaha layku qarxiyo sida ay u sheegeen saraakiil ciidan iyo walaalka Cisawi wakiilka BBC-da ee Magaalada Falluja qofka isqarxiyay waxa uu iska soo dhigay Shaqaale kashaqaynaya halka uu  qaraxa kadhacay si uu ufuliyo qaraxaasi .

Cifaan al- Cisaawi ayaa ahaa hogaamiye kaasi oo siwayn looga yaqaan dalka ciraaq isagoona kusoo caanbaxay ladagaalanka alqaacidada Magaalada Falluja waxan uu siyaasda kagasoo biiray halkaasi , Cisawi ayaa aabihii waxa uu ahaa mucaarad wayn oo kasoo horjeeday Xukuumadii Saddaam xusayn waxana uu ku noolaan jiray wadanka sucuudiga , sanadkii 2003 oo laga tuuray talada saddaam xusayn ayuu cisaawi yimid dalkiisa waxana uu xiligaasi ku biiray Alqacidada Ciraaq balse waa uu iskaga baxay kadib markii uu ku qanci waayay sida uu sheegay intii uu noolaa waxana bilaabay inuu ladagaalamo  ilaa uu kuguulaystay in uu kasifeeyo magaalada Falluuja isaga iyo Raggii ay isku fikirka haayeen.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Maamulka Luq Dhagayso:- Dowlada oo Mamul cusub u Magacowday degmada Buur-hakaba.
- May 21, 2013
Munaasibad balaaran oo kasoo qayb galeen Masuuliyiin ka socday Maamulka gobolka bay iyo Dowladda ...
DSC02338 Dhagasyo:- Barakacayaasha Puntland oo Ka qayb Galaya Dorashooyinka D/Hoose ee Puntland
- May 21, 2013
Barakacayasha Puntland oo Sheegay In ay ka qeyb galayaan Doorashada Dowladaha Hoose ee Puntland Xili ...
Kismaayo-32 Dhagayso:- Wafti ka socda Beesha Caalamka oo Kismaayo gaaray
- May 21, 2013
Wararka ka imaanaya Magaalada kismaayo ayaa sheegaya halkaasi maanta inay gaareen Wafti ka socda ...
odayaasha dhaqanka iyo dhalinyarada Dhagayso:- Odayaashii soo dhisay DFS oo ka digay Mooshinka Xukuumadda.
- May 21, 2013
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ugu baaqay mudanayaasha mowshika ka keenay ...
IMG_0559 Dhagayso+Sawiro:- M/weynaha Puntland iyo Safiirka Australia u qaabilsan Kenya iyo Somalia oo Shir Jaraa’ad Garowe ku Qabtay
- May 21, 2013
Kadib Markii Maalintii shalay ahayd u soo gaaray Magaalada Garowe Safiirka  Safiirka  Australia u ...
Cali Xaamud Dhagayso:- Afhayeenka AMISOM oo Shir Jaraa’id Muqdisho ku qabtay kana hadlay Howlgalada ay Kismaayo ka wadaan iyo arimo kale
- May 21, 2013
Afhayeenka AMISOM Cali Aadan Xumud oo Maanta shir Jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ...
44 Dhagayso:- Baarlamanka Somaliya oo kulan ku yeeshay Muqdisho, iyo Digniin loo diray Xubnaha ka maqan Fadhiyada Baarlamanka.
- May 21, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen  Mudanayaasha baarlamanka Federaalka Soomaaliya Xarunta Gollaha shacabka oo shir ...
DSC005611 Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo Mooshinka Xukuumadda laga keenay oo Muqdisho ka dhacay
- May 21, 2013
Bannaanbax looga soo horjeedo Mooshinka ka dhanka ah xukuumadda Soomaaliya laguna taageerayo dadaalada iyo ...