Werradii Udamayey Ee Ciidmaadda Algeria Oo Tiro Badan Oo Lahaystayaashi ahi Ku Nafwaayeen.
Werrarkii ugu damayey ee ciidammada Milateriga dowlladda Algeria ku qaadayn dableeda afduubka ka geestay dalka Algeria, ayaa waxaa ku nafwaayey tirobadan oo lahaystayaashi wershada gaaska sifaysa laga afduubtay.
Ilaa iyo hada Majirto cid si cad u xaqiijinkarta tirade dhimashada waxase wararku ubadanyihiin in dhoor iyo sandon ruux oo lahaystayaashi aha ku nafwaayen kadib markii ciidammadda dowlladda Algeria werrar kuqaadayn dableeda wax afduubtay.
Wakaalladda wararka ee dalka Algeria ayaa sheegtay in lahaystayaasha ay laayeen dableeda afduubtay kadib markii ciidamada dowlladdu werrareen.
Wakaalladu waxa ay tibaaxday dadka lalaayey oo medadkooda qaarkamida lahelay aan haybtoodda lagaranayn, waxaan jira lahaystayaal lala yahay rax iyo ruux meen ay jaan iyo cirib dhigeen.
Nin lagu magcaabo C/raxmaan Naajeer oo lagu sheegay inuu yahay hoggaammiyaha dableedda afduubka geesatay, oo warbaahinta lahadlay ayaa waxa uu usoo bandhigay dowlladda Algeria intaanay werrarka qaadin inay kala doorato, dhammanba lahaystayaasha in qoorta loo dheerayo iyo wadahadal hadba kii udoor roon.
Najeeri waxa uu sheegay goobta kooxdiisu kuhaystaan la afduubayaashu inay miinooyin kuwareejiyeyn oo wax soogelu karaayi aanay jirin.








