Xulka K- Kolayga Somalia oo Dhegaha kajafay Xulka Burundi*Daawo Sawirrada*

Ciyaar aad u xiiso badneyd oo ay Xulalka Kubadda Kolayga Soomaaliya iyo Burundi isaga horyimaadeen ayaa gunaanadkeedii waxay natiijadu noqotay 98—80 dhibcood, taasi oo uu ku badiyay xulka qaranka Kubadda Kolayga Soomaaliya.

Xulka Qaranka Kubbadda Kolayga Soomaaliya oo ah mid aad isugu xiran, isla markaana ay ciyaartoyda aad isula qabsadeen ayaa waxay qeybtii hore ee ciyaarta la yimaadeen 50 dhibcood, halka xulka Burundina uu la yimid 40 dhibcood, halkaasina waxaa ka muuqata in xulka Soomaaliya uu badiyay isagoo weli ka gacan-sarreeya xulka Burundi.

Xoghayaha guud ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubbadda Kolayga, isla markaana ah madaxa wafdiga iyo ciyaartoyda taryankan Saciid Faarax Ducaale oo gebagebadii ciyaarta la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in caawa ay xulkii labaad ka badiyeen, “Caawa shucuurteena aad ayay u kacsan tahay, waayo waxaan ka badinnay xulka Burundi, xalayna sida aad la socotaan waxaan ka badinnay xulka Kenya”ayuu yiri Saciid Faarax.

sombasket1 sombasket2 sombasket3 sombasket4 sombasket5 sombasket6 sombasket7 sombasket8 sombasket9 sombasket10 sombasket11 sombasket12 sombasket13 sombasket14 sombasket15 sombasket16 sombasket17 sombasket18 sombasket19 sombasket20


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

caasimada-muqdisho (1) Howlgalo Balaaran oo saaka ka socda Muqdisho
- Jun 19, 2013
Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Booliiska iyo nabadsugida ayaa waxa ay saaka howlgalo ka ...
Sequence-06.Still0081 Dhagayso:- Shirwayne looga hadlayo Amaanka Qaranka oo Muqdisho lagu qabanayo
- Jun 19, 2013
Wasiirka arimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo warbaahinta kula hadlay magaalada ...
IMG_4284 Dhagayso:-Raysal wasaaraha”Jaamacadii Umada Soomaaliyeed ayaan dib u furaynaa”
- Jun 19, 2013
Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in dib loo furayo jaamacadii ...
Shabaab 4 Dhagayso:- Dowlada oo u Jawaabtay Al-Shabaab
- Jun 19, 2013
Xili Al-Al-Shabaab ay soo bandhigeen labo askari oo ay sheegeen in  ay ka goosteen ...
Sequence-06.Still007 Dhagayso+Sawiro:-Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Maanta Muqdisho Odayaal Dhaqmeed Kulan kula qaatay
- Jun 18, 2013
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya C/Kariin Xuseen Guuleed la qaatay ...
2 (2) Dhagayso+Sawiro MCH Cusub oo maanta laga Furay Caabudwaaq
- Jun 18, 2013
Waa munaasibad maanta lagu furayay MCH-cusub Kaasi oo Loogu magacdaray Mid kamid ah xafadaha Magaaladda ...
images Dhagayso +Warbixin :-Dhaawacii Coll Yaasin Radeer Kadib Caawa waa Side Kismaayo
- Jun 18, 2013
  Kadib markii maanta ay Dhawaceen Maleshiyaad Hubaysan oo isbaaro Dhigtay Gudaha magaalada Kisamaayo Coll ...
IMG_429011-300x200 Dhagayso:-Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey Shirweynihii Dib u Habaynta Waxbarashada Dalka soomaliya
- Jun 18, 2013
  Warbaahinta Caalamiga ah ee Saadaal Media waxay Idiinso gudbinaysa Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey shirweynihii ...