Dhagayso:- Col, Warfa Sheekh Aadan oo Saadaal Media oga Warbixiyay Howlgalo ay ka sameeyeen Gobolka Gedo iyo Arimo kale

Kornayl-Warfaa-Sh.-AadanCiidamadda Dowladda Soomaaliya ayaa maanta howgalo iyo weeraro lagu doonayo in lagula wareego deegaanada ay Xarakada Al-shabaab kaga sugantahay gobolka Gedo ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolkaasi.

Afhayeenka Dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo Col Warfaa Sheekh Aadan oo Waraysi gaara siinayay Warbaahinta Saadaal Media Xafiiskeeda Magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay dagaaladaasi iyo howlgalada.

Wuxuu sheegay ugu horay Col Warfaa inay howgal ka fuliyeen diyaaradaha dagaalka ee Kenya deegaanka Karaka oo qiyaastii 20 KMT u jira Magaalada Faxfax dhuun goob ay ku sugnaayeen Saraakiil ka tirsan Xarakada Al-shabaab, wuxuuna sheegay halkaasi inay ku gaarsiiyeen Khasaare isla markaasina ay ka dileen saraakiil baabuurna ay ka gabuun waa sida uu hadalka u dhigee.

Sidoo kale wuxuu sheegay Afhayeenka inay sii wadi doonaan dagaalada ay kula jiraan Ciidamadda Xarakada al-shabaab inta ay ka gaaayaan guud ahaan deegaanada ay kaga suganyihiin gobolka Gedo, wuxuuna xusay howgalkani inuu bilow u yahay howlgalo lagu doonayo in guud ahaan dowladda gacanteeda lagu soo gasho Gobolka Gedo.

Dhnaka kale Warfaa ayaa ka hadlay shir looga hadlayo maamul u samaynta lixda gobol ee koonfurta Soomaaliya wuxuuna sheegay inaysan wax badan kala socon.

Hoos ka dhagayso Waraysiga Saadaal Media uu siiyay Warfaa Sheekh Aadan.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Xoosh Dhagayso:- Xildhibaan C/rixmaan Xoosh Jabriil oo Saadaal Media oga Warbixiyay Waxyaabihii Kismaayo oga qabsoomay
- May 20, 2013
Wasiirkii hore ee Dastuurka Dowladdii KMG ahayd Xildhibaan C.rixmaan Xoosh Jabriil oo kamid ah ...
Kismaayo-32 Dhagayso:- Maxamed Xaashi oo ku baaqay dowladda in looga danbeeyo arinta kismaayo
- May 20, 2013
Madaxwaynaha Maamulka Somali Central State Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) oo Waraysi siinayay Warbaahinta Saadaal ...
44 Dhagayso:- Baarlamanka Soomaaliya oo Kulan Maanta ku yeeshay Muqdisho
- May 20, 2013
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo soo jeedinta gudiga Maaliyadda Baarlamanka. Kulanka baarlamaanka ...
SAM_7791 Prof. Cabdulaahi Xersi Diirshe (Daacad) oo ku soo Biirey Musharaxiinta u Taagan Xilka Madaxweynimada…..
- May 20, 2013
Nidaamka Hadda Jira waxaa ku baxay Naf.Maal iyo Maskax Shacabka waxaan leeyahay in ay ...
IMG_0375 Dhagayso+Sawiro:- Madaxwayne Faroole oo Maanta Xariga ka Jaray..
- May 20, 2013
Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland C/rixmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta xariga ...
Muqdisho Dhagayso:- Muqdisho oo looga dhawaaqay Naadi la magacbaxay Badbaadin Suxufiyiinta Somaliyed.
- May 20, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta maamulka gobolka Banaadir Qaar kamid ah Suxufiyiinta ka ...
maamulka-Banaadir Dhagayso:- Maamulka gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Hay’addo ka socday Qaramada Midoobay.
- May 20, 2013
kulan ay Maanta la qaateen Mamulka gobolka Banaadir Hay'addaha Qaramada Midoobay kuwa dowliga ah ...
barre_hiiraale Dhagayso:-Afhayeenka Coll. Barre Hiiraale oo Faah faahin ka bixiyay Kulankii uu la qatay IGAD.
- May 20, 2013
Barre Hiiraale oo kamid ah raga sheegtay madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State ayaa kulan la ...