Dhagayso:- Munaasibad Arday Shahaadooyin lagu gudoonsiiyay oo lagu Qabtay Degmada Caabudwaaq
Munaasabad shahaadooyin lagu gudoosiinayay 32 arday oo kaqalinjabisay dugsiga heese dhexe sare ee ibraahin cigaal giir ayaa kadhacday magaalada caabudwaaq ee waqooyiga gobalka galgaduud
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac Ayaa Warbixintaasi Magaalada Caabudwaaq Inooga
Soodiray
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.








