DHAGAYSO:Gudoomiyahii Hore Ee Gobalka Mudug Dhuubane’Waxaan Haynaa Cadaymo ah Madaxweyne Xasan Sheikh Oo Qurbja Jogta Beelaha Hawiye kadalbaday Dhaqaale lagu Bur Burinayo Maamulka Jubaland

Gudoomiyihi Hore Ee gobalka Mudug ayaa Ka Hadlay Arimaha Jubooyinka Iyo Maamul u samaynta Isagoo shegay In imika lo Bahaanyahay In an Fara lalagalin Maamulkaas iyadoo wuxuu shegay In an Lo Bahnayn an Faraha lala Galin Arimaha Jubooyinka Wuxuuna U Digay Dadka Faraha Kula Jira Jubooyinka

Gudoomiyihi Hore Ee Gobalka Mudug Ee Maamulka Puntland Cabdirashiid Cali Xaashi Dhubane ayaa shegay In ay Hayaan Cadaymo Ah Madaxweynaha Somalia Oo Radinaya kana Radinaya dhaqaalo Belaha Hawiye Ee Qurba Joogta ah Taas oo ladoonayo ayuu Yiri in lagu Bur Buriyo Maamulka Jubaland

Gudoomiye Dhuubane ayaa weerar Afka ah ku qaaday Raysulwasaaraha Dalka Soomaaliya Dr.Saacid ayaa ku hanjabay inay xoog ku dhisayaan Jubbaland,ciddii lehna ay dhawaan kala cadaan doonta

Hoos kadhagayso Codka ama Riix

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (15)

  1. Axmed says:

    salaan

    Saxaafada somalida iyagaaba dalka dhibka ku haya, maxaa yeelay waxa xun ma qariyaan oo waxa wanaagsan ma soo hormariyaan. Tan kale suxufiga warka soo qora isagaa qabiilkiisa iyo caadifadiisa meesha ku soo bandhiga. Bal somaliyeey ila fiiriya warkaan inta ugu hoosaysa ninkaan hadlaaya toos ayaa loo weeraray, calashaan waxaan meeshaan iiga soo baxay in Homepaigekan Hawiye leeyahay waliba Cayr, yaan la iga xumaan. Homepaige kasta qabiilkiisii ayuu dabada la galay gormee somali heer gaaraysaa.

  2. wil marehan says:

    kkkk adeer wan arki doonaa in aad xoog ku dhisto iyo inkale awood daad ku faanayso yaad kaheshay makenya baad uqabtaa in aay wax kutarayso wan arki doonaa cidii iskale jubiiyinka hadad wax isku hayso banaanka iskeen waa adiga gacan ku gabadka ah alaylahe arku soo makariwayin kismaayo anaale tuug tuug dhalay oo marjeten dhabayaco awood daad kufntay la imow daba dhilif abxaaro

    • gabar hawiye says:

      hawiye waa adoomo ilaahey daroodna waa la mid dhulkana waa dhaxal awoowe dagalna wiil ayaa ku dhinto ee wiil kuma dhasho garina labo kama qosliso oday qabqable ah bodatisa in aad bunbunisan ma ahan daadka is ceynayana ilaahey ka baqa qabilna jano la kuma galo nar mahane wadankana xukumad ayaa ka jirto xukumatana dalabo sharci ah ha ka qato odayka washay hawiyana hadan nahay anaga an wado tashano is an cadakena iyo gacalkena mel ugu soo wado jesano

  3. wiil ceeyr wiil dheh says:

    Aniga waxey ila tahay habar 90 sano jir ah oo mariixaaan ah in ra’iisulwasaare lga dhigo ayaa kawanaagsan in professor majeerteen xilsoomaaliyeed loo dhiibo. waxaad kadareemi kartaa ninkaas nacaska ah ee ra’iisulwasaaraha dhan qaranka aflagaadeeynaya. nacaskaas waxaa laga rabaa sidoo kale in uu cadeeyo aflagaadada madaxweyna soomaaliya uu ugeystay heer badiyaha aan wax uu garanayo la arag

  4. Ddsi nfd jubaland says:

    Ninka xoogbadan horta buxanaaqaa waan ognahay awooda beesha kablalax ee geska afrca go aan cad bu shaagay hadalaan ficil wadanin baad lawareegysaan all laangaab

  5. habarciise-boy says:

    adeerayaal hawiye maslaxadiisu waa inuu gartaa buruburka iyo dagaalkana inaysan maslaxad ugu jirin waa og yahay .. darooodna maanta cidna kala ma tashanayo dhulkiisa ee waji gabaxnimo iyo wixii 22 sano ee la soo dhaafay yaynaan dib naloogu celin …mida kale raysalwasaaraha anigu saa eed uma saarayo maadama uusan hayn waqti badanba lkn war jiraaba cakaaray imaan ……ninkan wiil marehan la soo baxayna waan garan laangaab hawiye inaad tahay oo aad ku gabanayso marehaan adeer marehaan iyo majeerten inay yihin hal mid maadan ogayn sidaada hadaadan wax usheegan karin amuu aamuska kuu fiican yahay …

  6. Cali boocame says:

    @ gabar Ciise boy walee Inaad nasab nasab dhalay tahay adoo kale walaalaheen mareexaan alaha ku badiyo thnks a lot and good job

  7. Puntlander says:

    Raga pagekaan leh waa Mareexaan, laakiin Ceyr iyo hawiye kabaqaad u ah. Adeerayaal tolkiin haku masquulina e tiina u meeldaya, oo ordoo shacabkiina 22ka sano dhiban dhibka ka dulqaada. TANKALE HAWIYE FUTOMADOOBE ADEER WAXAANU NAHAY NIMANKII DACAYGA KUGU XIRI JIREY OO KU RARAN JIREY QARNIYO SIDA DAMEERAHA EE MASTERKAAGA AFKAAGA HUURADA LEH HAKU SOO TAAGIN.

  8. Abadir says:

    Doqoni waalahadla unbay uhadasha e waxiskulahadh waaelow

  9. wiil absame says:

    ader waxaa ceeb iyo wax lalayaabo nimankan mareexaan ee hadana dhulkoodi lotashanayaa ee marwalba qabiil kale ee darood ah ku mashquulsan hadii hawiye ad isleedihiin wax buu idinqabanayaa runtii waa cajiib lknse waxaad ogaatan darood intise kale in manta ka go, antahay in jubaland ladhiso wana ladhisayaa har cad. ninka laandheraha ee manta soojestay ayaa dhisayaa,

  10. wil marehan says:

    kkkk ogaadeen gormuu deegaan ku yeeshay soomaali oodhan war maxawad ismuuday in aad soomaali deegan ku leedahay 1977 adigoo qaxooti ah ban ku soo dajiyay jubooyinka marka mawaxad ismuuday dhulkad kutahay qaxootiga in aad leedahay wale wan kaararin oo gumaystihii ban kugu celin inleen adoonsiga bad ku fiican tahay cagdheer aqli laawe

  11. WIIL SAMAALI says:

    Asc kadib Jubaland waa in loodhisaa sidaan Degmada Jamaame biyamaal Degmada AFmadow Ogaadeen iyo Wardaay cali Degmada Badhaadhe Gaaljecel iyo Ogaadeen Degmada kismaayo Majeerteen iyo Baajuun. Jubadadhexe Jilib SHiiqaal Buaale Ogaadeen iyo Dabare Saakow

  12. ridwaan says:

    hadi qabil qabil leysu qabqabsato muslinamata iyo somali nimadii na ka dhaxeysay ayaa mesha ka baxeyso qofkii qabil u takalamo oo ku dhinto janaada carafteda xataa ma u rinayo mida kale buntilanow waxaa tahay jahil nacas ah hawiye ma hooyada ayuu kugu hor fulay siide dabadisa ku arkatay ximar ayaa tahay ee aniga ma kugu daysanayo maxaa yelay ninba kaskiisa ayuu hadla

  13. Shire says:

    Cabaadka ha liska daayo ogaden jubooyinka hada asagaa heeysto ee yaa ka qaadi karo oon allaah aheen ama qeelsha ama iska daayaa jig jiga ilaa gaarso Ayaan ka soo socdaa Viva absame




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

barre_hiiraale Dhagayso:-Afhayeenka Coll. Barre Hiiraale oo Faah faahin ka bixiyay Kulankii uu la qatay IGAD.
- May 20, 2013
Barre Hiiraale oo kamid ah raga sheegtay madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State ayaa kulan la ...
Kismaayo jubb Dhagayso:- Salaadiinta Puntland oo Xasan Sheekh ku dhaliilay inuu iska indha tirayo Rabitanka Shacabka Jubbaland
- May 20, 2013
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku sugan 5 Madaxwayne oo dhamaantood ...
banaanbax-farmaajo Dhagayso:- Odayaashii Dhawaan lagu jirdilay Garoonka Kismaayo oo hor boodayay Banaanbixii Kismaayo ka dhacay,edayna u jeediyay Absame iyo Harti
- May 20, 2013
Waxaa Maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Isku soo bax ...
65618_487616734645217_416064850_n Dhagayso:- Munaasibad lagu taageerayay Barre Hirale oo ka dhacday UK, iyo Barre oo Telefonka oga qayb galay
- May 20, 2013
Kulan balaaran oo kasoo qayb galeen qaar kamid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan ...
Axmed-Madoobe11-342x228 Dhagayso:- Odayaashii Axmed Madoobe doortay oo u Xusul duubaya sidii ay u dhamaystiri lahaayeen Maamulka.
- May 20, 2013
Qaar kamid ah odayaashii Kismaayo ku dhisay Maamulka Jubbaland gaar ahaan garabka Axmed Madoobe ...
Cabdulaahi Dhagayso:- Mid kamid ah Xisbiyada ka jira Muqdisho oo Dhulka ku jiiday Siyaasada Xasan Sheekh ee Jubbooyinka.
- May 20, 2013
Guddoomiyaha xisbiga nabada iyo dimuqraadiyada C/llaahi Sheekh Xassan oo warbaahinta la hadllayay ayaa si ...
JUBBALAND-SWEDEN-300x168 Daawo:- Xaflad lagu Taageerayay Maamulka Axmed Madoobe oo Swedan ka dhacday
- May 20, 2013
Waxaa  lagu qabtay dalka Swedan Munaasabad balaaran oo lagu taagerayay Maamulka Jubbaland gaar ahaan ...
alshabaab-training-somalia Dhagayso:- Al-shabaab “Barnaamijka Kismaayo ka socda Maahan mid uu ku qanacsanyahay Xasan Murtad”
- May 19, 2013
Cabdi Raxmaan Xudeyfa oo sheegta inuu yahay Guddoomiyaha Kooxda Al-shabaab ee gobolada Jubbooyinka oo ...