Dhagayso:- Beesha Sade oo Kulan Xasaasi ah oo looga hadlayo Maamul u Samaynta Jubooyinka Muqdisho ku yeshay
Waxaa Shalay galinkii danbe kulan Xasaasi ah oo loga hadlayo Maamul u samaynta Jubooyinka ku yeeshay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya wax garad Siyaasiyiin Aqoonyahano iyo Qaybaha kala gadisan ee Beelwaynta Sade ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho, kulankaasi oo looga hadlayay Maamul u samaynta gobolada Jubooyinka.
Kulanka ayaa waxaa intii uu socday la isku soo qaaday qaabka Maamulka loogu samaynayo deegaanada Jubooyinka iyo sidoo kale qaabka iminka loo wajahayo Maamulka loo dhisayo Jubbaland.
Maxamed Nuur Buule oo kamid ah Nabadoonadii Kulanka soo qaban qaabiyay oo Waraysi gaar ah Siiyay Warbaahinta Saadaal Media Xafiiskeeda Mgaaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay waxyaabihii kulanka looga hadlay iyo sidoo kale wixii kasoo baxay.
Hoos ka dhagayso.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
F.G. Waraysigaan Wuxuu gaar u yahay Saadaal Media









asc waxay ila tahay waxay maray saa yaamaalijiray maxaayeelay xaalada socoto waan wada arag naa dad laga keenay ethobiya oo kudhashay oo dalkoodii kasoo cararay oo qaxooti ah ayaa doonayo in ay nagu maamulaan deegaan keenii taasna masoconayso ee haloosheego in dalkaan dadkiisii uu diyaar garoobay oo koldhaw xaaladu is badelidoonto insha alaah
Malin walba laba nin ba qado mel kuwad cunio a dhihi wasiyasiyiin war howshu kismanyey ka bilabatay ninki xilraba kismaanyo ha aado @ anagu hadaan absame nahay wiilkanaga ku dhasha jigjiga iyo godey kan kudhasha garisa iyo wajeer iyo kan kudhasha kismaanyo iyo bu,aale wa isku mid qaxootiga aad sheegayso adaa ubadan maanta oo meel nabad aha aan haysanin @
War ogaden somalida in lagugu tiriyo ayaaba qalada maxa yelay melna kenyaad qoxoti ahan ku jogtaa melna itopia ka jogtaa xagasna waxbo kama tihid somaliyana kuma taqan
Waa in naf iyo malbo loo huraa dhismaha
Jubaland,loogana dabeeya dadka ka soo
joodo Gobaalada hoose ku xusan.Gedo,Jubada
dhexe iyo Jubada hoose.Haddii kale waxaa
burburi doonto Dowlada tabarta yare ee
ka taliso xafadaha magaalada Mogadisho.
ASC WRWB. walaalaha soomaaliyeed magacyada malagood galay oy wadwadaan ha joojiyaan oo fadlan ha lagaa faa’iideysto allaahna ajir ha idinka siiyo insha allaah.dowladdu waa tii soomaalidu ku dambaabaysay nin walba suu doono ha u arko,rabbina ha nooga dhigo wax quluubaha is khilaafsan Isu soo dumo si aan uga reysano waxyeeladii wax ma garatadu na badeen 22 sano oo cimrigeena ka khasaartay.ha loo daayo jubbooyinka walaalaha ku nool, fidnada dadka aan noloshaba aqoon ay hurinayaana oo ku nool daadinta dhiigga walaalkooda islaamka asna aan rabin shar iyo kheyr midna inuu u dhinto.
Wa billaah tawfiiq.
Horta in aad meeshaan isku qab qab satiin waa qalad maxaa yeelay cida iskaleh gobalada jubaland waa dad kooban marka axmad madoobe waxa uu meesha ujooga qalad waaye%100 saa maxaa yeelay dadkii meesha u dhashay baaba jooga asagoo ka’imaaday kililka 5 baa kismaayo hunguri kaheysaa waa cajiib !!!!!!!!
Luuq ganaane saaxiib runbaad sheegtay axmed modoobe kismaayo waxba kama galin
gedo+luuq gannae.
Ahmed madoobe, dadkiisa ayaa meesha u badan ” waana darood”, cid u dhawaan karta majirto. tankale hadii la leeyahau madoobe waxaa ku dhashey jigjiga,tarsan maayorka mogdishu xaro moryaan waxuu ku dhashey MUSTIXILL somaliyana kama tirsana. marka sheekada caqliga dameerka ma soconeyso.
To ahmed ali ader marki afarahina kahdlaysan muqdisho iyo dad ajanabi inka ah ina afarahoda kahadasho wa qalad ader kahal kaliya mowduca mesha kuqoran oo ah arinka kismayo not muqdisho ina kento muqdisho. Mayorkeda iyo wuxuyahayba laguma dirsan mana kahadlikariti wa qomiyad an ku aqon adiga iyo waxa tahanba marka kismayo 36 beelod oo somalo dhan kakoban aya dagan mamulkana 1 qabiil iskumu magacabikaro taas ogow ader mesha walo wada simanyahay inkasrto kismayo aytahay islaan garoob ah oo 4 ti sanoba nin cusub u gursaado marka hada. Nin cusub aya gursade iska suga intu ka furayo kadib ninkala gursan kismayo wa tulo ayan daran
maamul sameynta waa mid aan aad iyo aad ugu
baahan.Haddii la rabo in maamul wanaagsan uu
ka soo baxo Jubbaland waa in marka hore la
wada xureeyaa Jubbaland oo Alshabaab laga
laga wada saaro,haddii kale maamula Kismayo
lagu sameeyaa waxba kama duwanaaneyso waagii
la’oranjirey “Kismayo waxaa heysta Morgan,kismayo waxaa heysta Barre Hiiraale”ee marka hore hala xureeyo dhulka.