Dhagayso:- Khudbadihii Xildhibaanada Maraya Gobolka Galgaduud ka Jeediyeen Magaalada Xerale ee gobolka Galgaduud
Iyadoo ay dhawaanahaan Marayeen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ay booqashooyin ku kala bixiyeen gobolo iyo deegano ka tirsan gobolka galgaduud.
Wafdiogani Xildhibaanada oo gaaraya ilaa 6 Xildhibaan ayaa waxay kula hadleen goob fagaare ah boqolaal ka tirsan Shacabka Magaalada Xeraale.
Hoos ka dhagayso
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.








