Dhagayso:- Waraysi Dhinacyo badan Taabanaya oo Saadaal Siiyay Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Faarax Ducaale ( Qaybtii 1aad)
Madaxwaynaha Mamulka Jubbaland State Dr, Axmed Faarax Ducaale oo hadda ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa uu siiyay Waraysi dheer Shabakada Warbaahinta Saadaal Media Xafiiskeeda Magaalada Muqdisho.
Axmed Faarax Ducaale ayaa waxaa uu kaga hadlayaa Waraysigiisa arimo badan oo Xasaasi ah.
Hoos ka dhagayso
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
F.G. La soco Qaybta labaad ee Waraysiga Ducaale Maalmaha soo socda.









Geesi , wadani,libaax libaax dhalay
Asc/ waxan halkan dhamaan ummadda juboyinka ugu sheegaya Ninka Axamed farax dual waa nin dadka diidan waxu ushaynaya nimaka isku magacabey odayasha beelaha hawiye ee ummadda juboyinka si wanaagsan iskaga ilaaliya meel kasta oo jogtaan. Wabillahi towfiiq.
Geesi Geeesi dhalay waan ku la qabnaa hadaan nahay beesha sade
To maxamed warsame ader hawiye afkada uraya ka saar adoakle aya dad wax kashegaya war hawiye kuma yaqan ado joqora ah mesha ina besha sharafta i karamada leh ina meshan kusoqrto wa ayandaro. Marka ader kismayo 36 beel. Aya dagan wana xaq ine mamul uwada dhanyihin dhistan lkn waxan marnaba la aqbalikarin in bel kamid ah belaha dagan ine isku magacaban dhul. Lala daganyahay marka hawiye iyo darod iyo jarer iyo bajun iyo digil iyo miridle aya mesha wada dagan wana ine mamulka min 30% hesha belkasta ama halagukala tago maxamed xasan xaad aya runta ka shegay marka ader nin jiranbatahay orodo ado wixi kuso dirsaday utag
jaale madaxweyne waan ku dooranay waadn adooran tahay ilaaheey faarax ducaale oo kale soomaali usoo saar muwaadin wax garad ah siyaasi ah daacad ah dadkuna u siman yihiin wt.
Ducaale waa ku hareera soconnaaye soco.Wxaan kuu doorannay madaxweynaha jubbaland ee soco.Dawladda federaalka soomaaliyana way ku oggoshahaye soco.Guud ahaanna soomaali oo dhanna way ku doorataye soco.DADKUNA HA SINNAADO.
Hadaad madax weyne tahay xamar maxaad kaheysaa kkkkkk
war kismaayo maanta ninkii lahaa ayaa heystee ruwayada intaad joojiso xamar marti uma baahnee kaalya daarood ka aad katirsaneed umaadan dhalane mudo dheer ayaad ka tirsaneedee
u imoow ayaga waayo mareexaan oo idil ma marti ayuu u ahaan hawiye imaanka beela war wuxu ileen wixii lagu xaman jiray wa dhab