DHAGAYSO+Sawiro Kulan Balaaran Oo lagusoo Bandhigayeey Xeerka Hab Dhaqanka Ururada Siyaasada Puntland oo manta Garowe kadhacay

Xarunta PDRC ee Magaalada Garowe ayaa maanta  waxa lagu soo bandhigey Xeerka Hab-dhaqanka ururada siyaasada Puntland.
Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa kulankan qabtey ,waxana ka soo qaybgalay madaxda lixda urur siyaasadeed ee ka jira Puntland oo kala ah Horseed ,Hor-Cad,Midnimo ,UDAD ,PDP iyo Wadajir.
Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole Gudoomiyaha KMG ee Ururka Horseed iyo ku xigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa qayb ka ahaa kulankan uu sheegey gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka in la iskugu yeerey ururada sidii loogu soo gudbin lahaa Xeerkan Cusub.
Dr.Maxamed Xasan Barre ayaa ka soo qaybgalayaasha uga mahadceliyey oo ka soo sheekeyey heerar geedi socodka Dimqoraadiyada Puntland ayaa sheegey in hataan fulinti la gaaray.
Agaasimaha hayada PDRC Dr.Cabdiraxman Cabdule Shuukeayaa guul ku tilmaamay in Puntland u gudubtey nidaamka Xisbiyada badan  oo ahaa kii la isla qaatey markii la dhisey 1998.
Cabdirisaaq Axmed Showle oo ka mid ah xubnaha guddiga doorashooyinka ayaa u akhriyey masuliyiinta ururada siyaasada Puntland xeerkan oo dhamaystiran ka hor intaan aysan saxiixin.
Waxa ugu muhiimsanaa Qodobadda xeerkan qaabka ay u dhaceyso Isdiiwaagelinta taageerayaasha ururada siyaasada oo ku eg 9 Feb.2013 iyo in ururadu dhexdooda is ixtiraamaan iyo weliba inaan wax hub la qaadan karin taageerayaasha ururada siyaasada.
Madaxweyne Farole ayaa bilaabay Saxiixa xeerkan oo dhamaan ururadu balanqaadeen inay ku dhaqeyn doonaan qodobadiisa,waxana Dr.Saadiq Eenow oo gudoomiye KMG ka ah Ururka Midnimo guddiga ka codsadey inay dhexdhexad ka noqdaan geedi socodkan looga baxayo Nidaamkii Qabiilka.
Cododka Garowe xeraarka ururada
Hoos kadaawo sawiradda 
IMG_3226_1
IMG_3230_1
IMG_3235_1 (1)
IMG_3246_2
IMG_3249_2
IMG_3251_1
IMG_3257_2]
IMG_3270_1
IMG_3285_1
IMG_3287_2
IMG_3295_1
IMG_3298_1
IMG_3306_1
IMG_3324_1
IMG_3335_1
IMG_3337_1
IMG_3341_1

Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Ruwaayad DAAWO VIDEO:- Ruwaayada “Qarsataye ma adin qaleen” oo Muqdisho lagu dhigay
- Jun 20, 2013
Ruwaayada “qarsataye ma adin qaleen” oo ah mid wacyigalin ah oo lagu wacyi galinayay ...
barack_obama_thumb Madaxweyne Obama oo ka hadlay Weerarkii Muqdisho
- Jun 20, 2013
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Mareykanka Barak Obama ayaa lagu muujiyay sida uuu ...
yasiin Dhageyso:- Col. Yaasiin Raadeer”Xaaladayda waa mid wanaagsan Kismaayo ayaana ku laabanayaa”
- Jun 20, 2013
Xaalada Yaasiin Raadeer oo kamid ah saraakiisha Ururka Raaskaambooni ee Magaalada Kismaayo oo dhawaan ...
images Dadkii ku Dhaawacmay Dagaaladii Magaaladda Kismaayo Kadhacay oo Dhawcyadooda la keenayo Puntland
- Jun 20, 2013
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaaladii todobaadyo ka hor ka dhacay magaalada ...
1 Daawo Sawirada Madaxweyne Axmed Madoobe oo Booqday Dhaawaca Coll Yaasin Raadeer
- Jun 20, 2013
Madaxweynaaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe ayaa Cisbitaal kuyaal kenya kula kulmay Coll Yaasin Nuur ...
934970_584672508233363_1249516098_n Dhagayso:-Xildhibaan Maxamuud Cabdicasiis”Xukumadda soomaliya Waa Naseeb Daro in Amaanka Muqdisho ay sugi waydo
- Jun 20, 2013
Xildhibaan Maxamuud Cabdicasiis Cadooyo oo kamid ah Xildhibaanada Maamulka Puntland oo Saxaafada la hadlayeey ...
kismaayo Dhagayso:-Odayaasha Gal-Mudug oo Kadigay Dagaalo Kadhaca Kismaayo
- Jun 19, 2013
Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo ka Tirsan Nabadoona Dowlad Gobaleedka Gal-mudug Ahna Gudoomiyaha Gudiga ...
images Dhagayso:-Axmed Madoobe iyo Waftigiisi oo Kenya ku sugan lana Filayo in ay Kismaayo yimadaan Bari
- Jun 19, 2013
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe ayaa kasoo anba Baxay Dalka Itoobiya iyagoo so ...