Dhageyso Fowziyo:”Qorshihii IGAD waanu diidnay,IGAD waa aqbashay inay faraha Kala Baxdo Maamul u samaynta Jubooyinka”
Wasiirada Arimaha Dibada ee Somalia Fowziyo Yuusuf Xaaji ayaa wareysi ay siisayLa`aanta Afsoomaaliga ee BBC da ku sheegtay in Dowlada Somalia ay diiday qorshihii IGAD ee grand stabilzation plan for Central and South Somalia ee ujeedadiisu ahayd in maamulo ilaa heer maamul goboleed ah loo dhiso gobolada koonfurta iyo kuwa dhexe ee Somalia.Qorshahan ayaa dhigayay in IGAD ay gacan gagaysan karta maamul u samaynta gobalada Soomaaliya balse markii dowlada rasmi ah ay Soomaaliya u gudubtay ayaa dowlada hadda jirta ka codsatay wadamada qaar ee ku jira IGAD oo waday qorsho ay maamul ugu samaynayaa gobalada Soomaaliya qaarkood gaar ahaan gobalada Jubooyinka inay faraha kala baxaa taasoo ugu danbayntii ay IGAD aqbashay.
Hoos ka dhagayso
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.









This is lie, waa been IGAD,AU,EU,US kuligood waxeey aaminsan yahiin FEDERAL SYSTEM. marka sheekadaan uu wato hassan NGO ma soceneyso waa xaqiiq taa,