DHAGAYSO:Fah Faahin Duqayn Kadhcaday Degaanka Birta Dheer Ee Gobalka Gedo
Waxaa Duqeymo Xoogan ay Shalay Kadhaceen Deganka Birta Dheer Oo Deleedka Degmadda Garbahaarey Waxana Duqayntaas Fuliyeey Diyaradaha Kenya Waxaana lashegay in lala Beegsaday Fariisamo ay lahayeen Xogaga al shabaab kornel Warfa shekh Adan o kamid ah saraakisha Cimadda Dowlada oo la Hadlay Saadal ayaa Kawarbixiyeey Duqaymahaas Wuxu shegay In mudo 3 Malmood ah ay socodeen Duqaymahaas wuxu shegay In wadaan sifaynta Cadowga Sida u hadalka u dhigay
kornelka ayaa shegay Inay Cidamadda Dowladda ay Wadaan Howl Galo Halkaas loga safaynayo al shabaab
Hoos kadhagayso codka ama Riix
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.








