DHAGAYSO:Taliska Booliska Puntland Oo Ka Hadlay Xaaladda Amaan Ee Magaaladda Boosaaso
Taliyaha Booliiska Puntland Sareeye Guuto Maxamed Saciid Jaqanaf ayaa manta ka hadlay amaanka magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobalka bari
Taliyaha Booliiska Maxamed Siciid Jaqanaf ayaa sidoo kale ka hadlay Dhacdo saaka ka dhacday mid ka mid ah Xafiisyada ururada siyaasada ee dhawaan looga dhawaaqay Puntland kaasi oo uu ka dhacay shaqaaqo koban
Taliska booliiska ayaa sidoo kale ka digay gaadiidka shacabka eel eh bacaha madow oo ku soo badanaya Magaalada Boosaaso Ciidamada Booliiskana looga baahan yahay inay adkeeyaan la socoshada gaadiidka bacaha madow leh.
Hoos kadhagayso codka







