DHAGAYSO:Xilbaan Cabdinaasir Gaarane Maxamed Oo shacabka Muqdisho Ugu Baaqay In laga shaqeyo Amniga
Mid kamid ah Xilbaanada somaliya ayaa Ugu Baaqay shacabka magaaladda Muqdisho e Caasimadda somaliya Inay kashaqeyaan Amaanka Caasimadda Muqdisho
Xilbaan Cabdinaasir Gaarane Maxamed Oo kamid ah Baarlamaanka somaliya ayaa Wuxu shegay In Ay Wanaagsanthy In laga shaqeyo Nabada Wuxu shegay Xilibaanka in somaliya Marar Hore ay so Martay dhibaatoyin Fara Badan balse Markan somaliya lo bahanyahy Inay Hesho Nabad
Xilbaankan ayaa Kamid ahaa Wafti Xilbaana ah oo Gaaray Gobalka Galgaduud halkaas oo ay kula kulmeen Dadka degaanka Wax Garadka iyo sido kale Siyaasiyinta Galgaduud
Hoos kadhagayso codka
Xilbaan Cabdinaasir Garane maxamed








