DHAGAYSO:Xubno Katirsan Maamulka G/shabelaha Hoose ayaa Beniyey in Xil Ka Qadis Lagu sameyeey Gudomiyaha Gobalkaasi
Xili wararku ay Shegayaan in shaqa joojin lagu Sameyeey Gudoomiyaha Gobalka Shabellaha Hoose ayaa Warkaas Waxa Beniyeey Qaar kamid ah Masuliyiinta Gobalkaas Xili Halkaas u Gaaray Raysal Wasaaraha somaliya Cabdi Faarax shirdoon Saacid
Cabdulaahi Muuse Abukar oo la Hadlay Warbaahinta ayaa Waxa u shegay Inusan ka Warqabin shaqa Jojin lagu sameyeey Gudoomiyaha Gobalka shabellaha Hoose Cabdulqadir Sidii Wuxu shegay In Gudoomiyaha U Jiro Fasax isla Markaasna u dhawan Imaanayo Gobalka shaqadiisana u Wadanayo
Raysal Wasaare Saacid oo shalay Halkaas Garay ayaa Wuxu kula kulmay Halkaas Xubno kamid ah Dadweynaha Gobalka shabellaha Hoose waxayna kala Hadleen arimo dhowr ah oo ay kamid tahay Xaalada Gobalka
Hoos kadhagayso codka








