Fadeexad– Dowlada somaaliya ma maamul Goboleedbaa—Deeqda lasiiyo oo dhan waxay ku koobtey Muqdisho oo qura, akhriso liiska
Warbixintaan waxaan dhowaan soo gudbineynaa iyadoo English ah
Inkastoo Dowladaha Mareykanka iyo EU ay la socdaan xaalada dhabta ah ee Soomaaliya hadana Dowlada federaalka Soomaaliya wali uma bisla iney u dhaqanto si cadaalad ah, Deeqaha loogu deeqo Dowlada federaalka 90% waxaa lagu isticmaalaa Muqdisho oo qura, taasina waa mid cadaalada ka fog.
Dhowaan Wuxuu Madaxweyne Xasan Sheikh Qandaraas siiyey Haweyney ay saaxiib dhow yihiin Haweynayda ayaa lagu magacaabaa AAMIN AFDHUB tasoo leh NGO, Haweynaydaan dhinaca kale waa Xildhibaan, Mashruucaan Qandaraaska lagu siiyey Haweyneyda waxaa xaq u lahaa iney biso Wasaaraha Arimaha Bulshada lakiin waxaa si toosa looga bixiyey Madaxtooyada oo Wasaarada lama soo marsiin.
Waxaa kaloo Xaqiiq ah in dhamaan mashaariicdaan Dad gooni ah lasiiyey kuwasoo dhamaantood kasoo jeedaan Muqdisho, Cadeymaha iyo Decoments kale waxaa dhowaan loo gudbinayaa xafiiska UNIPOS Nairobi
Hoos ka akhriso mashaariicda loogu Talagaley Soomaali Weyn,
1 – The largest Children’s Hospital in East Africa is being established.
2 – A $150 million USD modernization project of Aden Adde International Airport.
3 – A $100 million USD Urban Renewal project of the city to start in June.
4 – Former Defense ministry is being reconstructed.
5 – The largest Maternal Ward in the city is being reconstructed.
6 – All the roads and pavements in Mogadishu to be resurfaced and regenerated.
7 – An incineration plant to be established.
8 – A Garbage disposal plant is being constructed.
9 – Mogadishu University expansion into a ‘Mini-city’.
10 – Town-hall building regenerated.
11 – Plan to clean up the city has been initiated.
12 – An asphalt and cement plant to be constructed.
13 – Rehabilitation of Martini Hospital.
14 – Reconstruction of the House of Women building.
15 – Reconstruction of the Parliament building.
16 – Central Jail building reconstructed.
17 – Bahraini Specialist Hospital under construction.
18 – Professional Healthcare Hospital under construction.
19 – Police Training Center established.
20 – Permanent base established in Jasiira for the new Somali Armed Forces.
21 – Turkish Boarding School established.
22 – The city’s historic Central Mosque to be restored.
23 – SomalFruit processing factory to be regenerated.
24 – Coca Cola factory to be refurbished and reopened.
25 – National Theatre to be fully restored.
26 – National Postal building regenerated.
27 – Playgrounds in the six districts of Warta Nabada, Wadajir, Waberi, Dharkenley, Bondhere, and Hodan to be rehabilitated, and will include new streetlights to promote sports and social activities.
28 – 100 schools across the capital to be refurbished and reopened.
29 – The Shabelle University Campus to be restored.
30 – The Mogadishu Polytechnic Institute to be regenerated.
31 – The Somali Airlines HQ and Hangar to be regenerated.
32 – Mogadishu Sea Port improved by Alpha Logistics.
33 – Banadir Stadium under reconstruction.
34 – FSB, a major new commercial bank established.
35 – New Islamic University campus constructed.
36 – Moumin Business Center under construction.
37 – Historic Central Bank has been regenerated.
By Maxamed Laki









Asc Dhamaan
waxyaabahaan oo kale waa waxa keenayo in dad badan Federalism dalbadaan .qaarkoodna go’itaan
Banaadir waa gobol ka mid 18 ka gobol .
xuquuqda dib u dhis iyo hormarineed waa in loo sinaadaa
Yaa oo adinkuna dacaayaddii Puntland ayaad ku biirteen miyaa?
Guriga haddaan asaaskiisa iyadoon la taagin lagu doodo ka warran saqafka waa in la saaro?
Haddaan caasimadda laga shaqeysiin oon asaaska dowladnimo laga soo dhisin maxaa hagaagaya?
Tan kale mashaariicdu waxey iskugu jiraan dyactir dhismayaal hore iyo kuwo asaasi u ah dowladda shaqeynteeda sida bankiga dhexe oo kale.
Haddaan bangiga dhexe la dhisin sidee dowlad u jireysaa?
Propagandada dadka dowladda dhanba iney istaagto inaad soo gudbisaan waa waxa saxaafadda qiimaha ka qaadaya oo ay ixtiraamkeeda ku weyneyso.
Ciyaal yar yar oo aan waxba u kala soocneyn oo sunta iyo sokortu iskaga qaldanyihiin ayaa saxaafaddii bi,iyey.
WADAAD YARE adiga intaad buntland eegaysid xaniinyo waynooow xamar xaqaad caabudwaaq qashinka uga xaaqi lahaydna xamaku nadiifi kkkkkkkkk
Aad ayaad u mahadsantihiin sadaal media, anigu waxaan ka mid ah siyaasiyiinta sade, ahna aqoonyahan sade. oo aysan ka qarsoonaynan xaqdarada lagu sameeyay dhulka iyo degaanka sade laga soo bilaabo xukumadii ala ha u naxariistee mahamed siyaad ilaa tan maanta jirta.
Dhulka sade badankiisa wuxuu ku yalaa border ama xaduudka jamhuriyada somaliya wuxuuna leeyahay xaquuq badan lamana siin waligii xaquuqda uuu u bahan yahay cadowga somaliyeed meesha ugu horeesa oo dad ku laayo waa xaduuda dhulka somaliyeed dadka degana waxaa ka mid ah umada reer sade.
waxaan u sheegayaa dhamaan reer sade inay ogadaan dhulka xaduudaha ah inay leeyihiin xaquuq badan oo aysan laheen xitaa casimada sababtoo ah wadankasta aad ayuu u dhisaa xaduudihiisa ina tageera dadka ku nool xaduudaha..
sababtoo ah waa furin cadow dadka ku nool xaduudaha waxay leeyihiin mudnaan gooni ah hadii dowladihii hore ay iska ilaaween xaquuqda dadka degan xaduudaha somaliya waa in aynaan anagu ilaawin xaqeena..
hadii xaqeena nalasiin waayo waxaan xaq u leenahay inaan ka go’no dalka intiisa kale..waa in horumarka dalka ay ku jirtaa dadka degan xaduudaha hadii kale gudahaan dhisayaa banaanka waxba igama galin wax soconaayo maha…banaanka oo qawan gudo dhisan waxba tari maayo……
Walale somalida sidedaba meshey dani ugujirto mafirshane waxey begsadan meshey qasaro jirto oo kali ah meshan mashrucyada wada taxan waxey faido utahay waa inaga oo casimadi dhib loo noleynayo
ASC, walalayal.Somali waxan kulayabay, waxba looshegi way iska qadan, oo dadka shacurtoda aya iska kici,.Qoralkan wax cadeen ah oo racsan majirto, hadii ay cadeen lasoconlahayd, fikirkaygaku adan cadalad darada ayan ka dhiban laha, lakinse hada waa iska sheko. Tankale SAde hadii an nahay sheko ayan rabna inan isbadal kukeno, tasna masoconayso,waxa soconayo, waa, 1 AQOON, 2 MIDNIMO, 3 HOGAAN. 4 DHAQALE.5 INAN ISKA QABO, DADKA JAHILINTA AH OO NAHOR ORDAYO.
BY Gedoboy
Asc webkan ninka qorayow oo leh wixi dhaqale ah oo. Somalia logu dwqo rer banadir kaliya cunan tas wa. Mid xaqiqada ka fog ader muqdisho dhaqalaha somalia ugu badan bakayimado dekada muqdisho iyo airportka muqdisho. Dhaqalo aad ufara badan aya kaso xarodo wana dhaqalaha dowaladu ay ku dhaqayso marka ani dekedi iyo garonki kuyilay. Gobolkayga aya somali oo dhan. Logugu shqeya barlamanka iyo wasirada dhamaan daqliga muqdisho kasobaaxa bay bishaan oo dalka wax loguqabta ok dekeda bosaso iyo ksimayo ya arkay wixi kasobaxay meye is waydiya marka kaygana lihi kadana kulalihi weye wixinu llkn tas socon mayso banadir wa gobol kamid ah somalia waxkastana xaq ayu uleyahay marka hadalada malawalka ah jojiya iyo qabilesiga ader.
Horta maqaalkaan waxaa kowdii hore lagu soo qorey bogagga Puntland ugu xag jirsan sida Puntlandi iyo All Idamaale. Waxaa la idinka rabaa inaad is weydiisaan mashaariicdaan badankeedu waxey soo billowdeen intey talada hayeen rag kasoo jeeda Puntlande wax is weydiinaya ma arki jirteen?
R/Puntland iyagu waxey diiddanyihiinna ma tooshkey ku ifinayaan, markey qancaanna xalkii waa la gaarey?
Ma arki jirteen markey talada hayeen wax ka hadlaya guryo Daarood laga heysto?
Marka dadka waayeelkaa wuu ogyahey sida wax u socdaan,laakiin maatida la didinayo oo beenta loo sheegayo ayaa nagu qasbeysa inaan si xishood darraa u hadalno. Sababtoo ah haddaan aammusno ariga abaarta lagama deynayo!