Dhagayso:- Maamulka Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Ciidamadda AMISOM oo Tababar Maanta usoo xiray Shaqaale ka tirsan Dowladda Hoose ee Xamar

Maamulka gobolka Banadir iyo Taliska AMISOM oo Tababar usoo gaba-gabeeyay Shaqaale ka tirsan Dowladda Hoose ee Xamar.

Shaqaalahani oo tiradoodu gaarayso 20 isla markaasina la baray habka dab damiska waxaana shaqaalahani tababarkoodu soconayay mudo afar todobaad ah, Munaasabad ka dhacday Magaalada Muqdisho oo kasoo qayb galeen Masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir iyo saraakiil ka tirsan Ciidamadda AMISOM.

Andrew Gutti  Taliyaha Ciidamadda AMISOM oo ugu horayn halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in ay muhiim u tahay tababarkani habka damiska ah ee loosoo xiray shaqaalahani ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir.

Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan wuxuuna ugu horayntii u Mahad celiyay Taliska Ciidamadda AMISOM .

Dhawaan ayaa Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee nool dalka dibadiisa waxay Maamulka gobolka ugu deeqeen gawaari dab damis ah.

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

ki Dhagayso:- Beesha Sheekhaal oo Qaadacday Maamulada Jubbaland.
- May 19, 2013
Tan iyo Markii Todobaadkaan gudihiisa Magaalada Kismaayo looga dhawaaqay Madaxwaynaha maamulka Jubbaland ayaa waxaa ...
barre hiiraale (3) Dhagayso:- IGAD oo la kulmaysa Barre Hiiraale iyo Taageerayaashiisa
- May 19, 2013
Waxaa  gaaray Kismaayo Wafti ka socda IGAD oo dhawaanahaan safaro ku marayay Magaalada Muqdisho ...
Dagaal-Gedo Dhagayso:- Dagaal Culus oo Xalay ka dhacay Gedo, iyo Coll Warfaa oo Saadaal media oga Waramay
- May 19, 2013
Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamadda Kooxda Al-shabaab iyo kuwa Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ...
Kismaayo (3) Dhagayso:- Mid kamid ah Qurbe-joogta Jubbaland oo ku baaqay Dowladda in looga danbeeyo arimaha Jubbooyinka
- May 19, 2013
Maxamed Daahir oo kamid ah Qurbe-joogta Jubbaland ee ku nool dalka Maraykanka ayaa ka ...
igad Dhagayso:- Odayaashii la kulmay IGAD oo Saadaal media oga Warbixiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen
- May 19, 2013
Kadib markii ay Magaalada Kismaayo gaaren Wafti balaaran oo ka socday Urur goboleedka IGAD ...
top-news Dhagayso:- Nabadoon Dhangad “Beesha Hawiye ayay u adeegayaan Barre Hiiraale iyo Maxamed Amiin, waad ogayden wixii ay Ogaden ku dhigeen”
- May 19, 2013
Nabadoon Aadan Daahir Dhangad"Maxamed Amiin iyo  Bare Hiraale Tariikhdooda ana Haya waxa ahaan Jireen ...
Axmed Madoobe Dhagayso:- Muqdisho oo laga taageeray Maamulka Axmed Madobe.eedayna loo Jeediyay Madaxwayne Xasan Sheekh
- May 19, 2013
Kadib markii Maalmo ka hor Magaalada Kismaayo lagu doortay Madaxwaynaha maamulka Jubbaland ayaa waxaa ...
RW-Shirdoon-The-New-Deal Daawo:- Xildhibaanadii Mooshinka kawaday Ra’iisul Wasaare Saacid oo Kulan ay lahaayeen laga hor istaagay.
- May 18, 2013
Kulan ay maanta ku lahaayeen Mid kamid ah Hotelada Muqdisho Xildhibaanadii kasoo horjeeday Ra'iisul ...