Dhagayso:- Maamulka Gobolka Hiiran oo ka warbixiyay Ciidamadda Huwanta Howlgalo ay ka sameeyeen duleedka Baladwayne
Afhayeenka Maamulka gobolka Hiiraan Maxamed Nuur Dabaashe aya ka warbixiyay howlgalo ay shalay ilaa maanta ay ka wadeen Ciidamadda Dowladda Soomaaliya AMISOM iyo Itoobiya deegano u dhow dhow Magaalada Baladwayne oo horay ugu sugnaayeen Kooxaha Al-shabaab.
Afhayeenka ayaa sheegay deegaano u dhow Magaalada baladwayne inay ka sameeyeen howgal wuxuuna xusay inay horay usii soocon doonaan ilaa ay deegaanada kale ee Kooxaha Al-shabaab kaga suganyihiin gobolka ka gaarayaan.
http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/02/Maxamed-Nuur-Dabaashe-.mp3








