DHAGAYSO Suldaan Maxamed Yusuf Cabdi Oo Tacsi kadiray Geridi suldaan Muse Faarax ‘Muse
Suldaan maxamed Yuusuf Cabdi Oo kamid Saladiinta Reer Puntland Ee Qurba Jogta ah ayaa Tacsi Kadiray Geridi ku Timid allaha u Raxmadee suldaan Muse Faarax ‘Muse Onkod”Oo kooxo Hubaysan Ay Maanta ku Dileen Magaaladda Boosaaso
Suldaanka ayaa shegay In ay saxiibo isku dhwo ahaayen Allaha u Naxariiste Suldaan Muse Faarax muse Onkod wuxu shegay in ay shirar Fara Badan ay Ka Qayb Galeen Wuxu sidoo kale shegay Suldaan Maxamed In u ku Xasuusto suldaanka Dagaladi kadhici Jiray Rako ee gobalka Kar kaar nabadaynteda u ka Qatay qayb wanaagsan allaha U Naxariiste Suldaan Muuse Faarax Muuse Onkod
Suldaanka ayaa Wuxu baaq u Diray Maamulka Imika Talada haya Ee Puntland Wuxu ugu Baqay Saraakisha Booliska Inay Gacanta Kusoo Dhigaan Ragga cadaystay Inay Layaan Dadka Wax Garadka u ah Bulshadda Wuxuna sidoo kale shegay In lo Bahaanyahy In la sugo amaanka Nabadoonada
Hoos kadhagayso Waraysiga suldaanka
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Maxamed Laki
SaadaalNews.com
Gaalkcyo”Puntland”Soomaliya








