DHAGAYSO:- Ugaaska guud ee Beesha Sade oo ka qayb galay Aas Qaran oo Magaalada Kismaayo loogu Sameeyay Suldaan Cabdi cali sonkor
Ugaaska guud ee Beeha Sade oo ka Qayb galay Aaski loomeyeey Allaha u Naxariiste Suldaan Cabdi cali sonkor Ugaaska Guud Ee Beesha Sade ayaa Wuxu kasoo Kacitimay Isaga Iyo Wax Garadka Beesha Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda Dalka
AfHayeenka Ugaaska Guud ee Beesha Sade Axmed Maxamed Abuukar oo ku sugan Magaaladda Kismaayo ayaa Saadaalnews Uga Warbixiyeey Safarka Ugaaska u Kuyimid Magaaladda Kismaayo Iyo sidoo Kale inta U joogi Doono Kismaayo
Ugaaska Guud Ee Beesha Sade ayaa Wuxu ka Qayb Qaatay Aaski Maanta Lo sameyeey Allaha U Naxariiste Suldaan Cabdi Cali Sonkor
Hoos kadhagayso Waraysiga adjournment oo Dhinacyo badan taabanaya
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Af Hayeenka Ugaaska Beesha Sade Axmed Maxamed Abukar sa<









Masha Allah. Dhaqan wanaagsan