Dhagayso:- Xildhibaanadii Dhawaanahaan booqashada ku Joogay gobolka Galgaduud oo Maanta Shir Jaraa’id ku Qabtay degmada Caabudwaaq

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaliya oo dhawaanahaan ku sugnaa deegaanada Waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa manta Shir Jaraa’id Saxaafada ugu qabtay gudaha degmada Caabudwaaq waxay kaga war bixiyeen arimo badan oo ku saabsan xaalada dalka iyo Safaradii ay kusoo kala bixiyeen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

xILDHIBAAN
Xildhibaanada ayaa soo gaaray Gobolka Galgaduud 27-kii bishan kuwaas oo ka soo degay magaalada Guriceel islamarkaana kulamo kala duwan kula yeeshay qaybaha bulashada ee magaalada Guriceel,Xildhibaanada ayaa kadiba safaro ku kala bixiyey Magaalooyinka Dhuusamareeb, Caabudwaaq,
Xeraale , Balanbale Iyo Dhabad Maanta ayey shir jaraa’id ku qabteen Magaalada Cabudwaaq oo ay kaga
warbixinayaan Waxayaabihii ay kala kulmeen Deegaanadii ay booqanayeyiyo waxa ay ku soo arkeen.
Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac oo ah afhayeenka Xildhibaanadan ayaa saxaafada la hadlay

Hoos ka dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. GEDO says:

    Sc waxaa wax laga xumaado ah in aysan wali jirin is maqal iyo kala dan bayn beesha uu matalo NUUR FAARX JAAMAC taas oo aan wada ogsoonahay sida foosha xun oo ay ooga aamuseen beeshiisu musuqmaasuqii uu ku tagay ka qayb galka xildhibaanimo iyadoo aan og soo nahay inuusan ku soo bixin balse uu lacag adeegasaday kana gatay nin isu magcaabay UGAAS hadaba daweynow NUUR FAARX JAAMAC isagoo ah shaqsigaas in hadana uu yiraahdo BOOQASHO taas waxaan u arkaa in dadka meesha isugu yimid ay yihiin dad DICIIF ah manabana aan mas uul ka noqon karin xitaa NAFTOODA,markaan sidaas lee yahay waxaan ulajeedaa in layska qabto NIN XUN oo dhan hadii ay timaado afka ha,la ii qooyo waan aamusay sow lagu sifoobi maayo sida aan haatan soo sheegay SCWW..

  2. ladan libaan says:

    walaalkay gadoow;ninka aadkahadashay anoon garanayn cida uukayahay beesha hadana waxaan kuleeyahay,fartaa xun firiqfiriq kaagama harto,marka waa inaan iskadulqaadanaa wadajirka sade aanka shaqayno markasta oon hadlayno,adoo igaraaliya




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Sequence-06.Still007 Dhagayso+Sawiro:-Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Maanta Muqdisho Odayaal Dhaqmeed Kulan kula qaatay
- Jun 18, 2013
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya C/Kariin Xuseen Guuleed la qaatay ...
2 (2) Dhagayso+Sawiro MCH Cusub oo maanta laga Furay Caabudwaaq
- Jun 18, 2013
Waa munaasibad maanta lagu furayay MCH-cusub Kaasi oo Loogu magacdaray Mid kamid ah xafadaha Magaaladda ...
images Dhagayso +Warbixin :-Dhaawacii Coll Yaasin Radeer Kadib Caawa waa Side Kismaayo
- Jun 18, 2013
  Kadib markii maanta ay Dhawaceen Maleshiyaad Hubaysan oo isbaaro Dhigtay Gudaha magaalada Kisamaayo Coll ...
IMG_429011-300x200 Dhagayso:-Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey Shirweynihii Dib u Habaynta Waxbarashada Dalka soomaliya
- Jun 18, 2013
  Warbaahinta Caalamiga ah ee Saadaal Media waxay Idiinso gudbinaysa Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey shirweynihii ...
muqdisho_4 Dhageyso:- Kulan looga arinsanayay amaanka Gobalka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay
- Jun 18, 2013
Kulan looga hadlayay amaanka gobalka Banaadir ayaa maanta wuxuu ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana ...
Baladweyne-300x199 Dhageyso:- Maxaa dhacay maanta oo kale 2009-kii
- Jun 18, 2013
18-kii June maanta oo kale sanadii 2009-kii ayay ahayd markii weerar ismiidaamin ah Al-Shabaab ...
breaking_news--300x159 DEG DEG:- Madaxda Jubaland iyo Ethiopia oo ku kulmaya magaalada Addis Ababa
- Jun 18, 2013
Magaalada Adis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia waxaa  ka socda kulamo u dhaxeeya madaxda ...
1_59 Dhageyso:- Suldaan Deeq Macalin “Jubaland waxaa ka danbaysa Kenya oo doonayso inay qabsato Soomaaliya”
- Jun 18, 2013
Suldaan Deeq Suldaan Macalin Sanbul oo ka mid ahaa hogaamiyaashii ururkii NFD ee u ...