DHAGAYSO:ALShabaab Oo ka Hadashay Dagaal kadhacay Magaaladda Baladweyne
Xarakada al ayaa ka Hadashay dagaal iyaga iyo sido kale kuwa cidamadda jabuuti ee qayb ka aha howl galka amison waxayna shegen in khasaaro ay gaarsiyeen Ciidamadda jabuuti
shir jar id u qabtay afhayeenka Howl galada al shabaab sheikh Abu Muscab ayaa wuxu uga hadlay dagaalkaas wuxuna shegay in jab iyo hoog ay garsiyeen cidamadda shisheeye sida u hadalka u dhigay sheikh abuu muscab
DHAGAYSO SHIRKA jar id Sh.Abu Muscab02-02-2013








