Warbaahinta Saadaal Media dhawaan kala soco Goordhow Warbixin dher oo Barre Hiiraale kaga hadlayo Arimaha Jubooyinka iyo Beesha Sade
Shabakada Warbahinta Saadaal Media waxay dhawaan idiin soo gudbin doontaa Khudbad uu jeediyay Barre Hiiraale oo kaga hadlayo arimaha Mamul u samaynta Jubooyinka iyo sidoo kale Aragtida Beelwaynta Sade ee ku aadan Maamul u samaynta deegaanada Jubooyinka iyo xoraynta deegaanada ay Kooxaha Al-shabaab kaga suganyihiin gobolka Gedo iyo Guud ahaan Jubooyinka.









wale aniga waxan la yaabay doodi xalay ka dhacday universal tv, dad badan oo ku haaye labada jubba absame ayaa leh runta indhahooda ayeey ku arken, ninki raxanwenka aha hadaladisa waxa kamid aha inay digil iyo mirifle le yihin jubbada dhexe, arintas waa run hadii qaab loo fiiriyo, maanta absame degmada buale kaliya ayuu ka jooga j.dhexe, bualena waxaa ooga badan digilka, jubbada dhexe way ku daysay dheh, arinta iga yaabisay waxay ahayd nibanki propagandada la fadhiye meesha sida kuwan aanan geografica somalia garanaynin oo ku haaye gedo raxanweyn ayaa degto, xalay afkiisa waad ka maqashen inn uu ka booday gedo, uuna sheegtay labada jubba, marka dadkan ka so ciyaayo puntland, nfd iyo ogadenia, sxb yaal jubaland waa dadka sita magaca daarood aniga ayaa oogu bdn gobolka gedo waa 7 degmo aniga ayaana u madax banaan, kismaayo iyo tuuloyinka hoos yimado waxaa dego marexan, talada ha looga haro beesha sade, mise hadaad la timadan anshax xumada soomaali ingu nacday, anigana waan inga soo her jeesana, waana ogtihin, marexan la antiis inaysan shaqaynaynin arinta jubbaland.
GEDO KADHACSO ANNAGA WAA ISNAQAAN RAXANWAYNE ILLEEEN OGAADEEN ISAGOO RAXANWEYN AH BUU DEGENYAHAY BAYDHABO WAALAANDHEERE ILKAYARAEEY ADIGA SHIMBIRTII CIDABA CODKU DARSO GABLAN
TAKALE HIIRAALE HADDUU HADLO JEES AYAAN XADHKO KUHAYNAAYE OGOOOOOOOOOOOOW
Ogaadeenoow intaad jubbooyinka ku mashquulsan tihiin amaa Jigjiga iyo Gaarisa laydinka qaataa.
Sade dhulkiinii Dhuusamareeb ilaa Caabudwaaw hawiyaa idanka qaatay. Hiiraale isbaheeysi Ceeyr & Raxanweyn ayuu Kismaayo ku joogay waadna xusuusataan oradkii baqdinta ahaa oo uu sameeyay kolkii Libaax Turki cagta dhulka ugu dhuftay. Gedadaiina iimaansada iska daaya hawiye raaca. Absame weli idin lama dagaalim ee Allow maad ka joogtaan….
waxad u hadshay afkaa ii jeexan raxanweyn iyo marexan is bahaystay ma jirin mana dhicin waligeed oo xaqiiqda raadi oo yaa ahaa srrc.
a s c dhaman umada somaliyed kadib cadawga wadan ka ku soo duulay waa laga xurey naa ayaa waxa mesha ku hey saan waa fadhi ku dirir
salaan
nina aan arkin joboowinka reer hel baale iyo malaha maanta in layku hayo runtii waa layaab kismaayo waa magaalo taariikh leh iyo jubooyinka suaal balyaa geda dhooley afmadow buaale kismaayo ayaa dega waasulaae
Marki afarahina kahadlaysan plz magaca besha karamada leh ee hawiye haso hadal qadina wayo topic hawiye mesha kuma qorno lkaliya kahadla magacina darodka ah. Wabilah towfiiq
idinkoodhan waxaa aad kahadlaysaan waa waxii 22ka sano aan ku baabanay,maanta waa laga gudbay ee wadanka dib haloogunoqdo hanalaga faa iidaysto horumarkiisa,waxay ilatahay inaad waqtiga kafaa iidaysataan,”"hadal badan haan mabuuxsho”"Wabilaahi Towfiiq.
ismail sxb absamaha haad sheegaysid ma ogtahay inaan aniga ku garab taagan ahay ee sade intaanan ka ahayn waxay rabaan inay kugu ceshaan garissa iyo jigjiga, war somalia dhan lagu ma ogola hadaad aniga isku kaaya dirtid, marki horeba aniga ayaa ku keenay, waxad ku noqoni kenya iyo ethiopia, marki horeba halkas ayaad ka soo jeeday aniga ayaa walaaltinimo kuugu turaaye waa inan hurdada ka kaca, umadan walalaysanayo haday samafalkeyga garani waysay, kuu ma baahni.
Jubbalander= cabudwaaq boy listen
Walaale jubooyinka aniga ayaa ku keenay waa adiga leh ee ma la arkey nin abaar deg oo qof kale barwaaqo dejiya? Haa mise maya ku jawaab?
Kismaayo hadii adiga keentay gaarisa ma Adaa ikeenay? Hehehh
Walaalayaal absame sade umajeedo maantase irir Ayaan Cashir u dhigaynaa, mareexaanow dhulkiinii iyo kaad shaadhka dowlada ku boobteen ee baardhere, faafxadhuun, sarinley Waad haystaan kismaayona wax waan kaaga ogolahay ee Indho cadeyska joojiya.
Kuna mashquula wax kale …wanaaga kawada noolaano.
Ogaaden iyo merexan wa walaalo ee wax kale ma nohay san sxb yal joojiya is ku dirka fosha xun
waxay ila tahay kenyo ayaa doodaan keentay laakiin kenyo waytagaysaa dalkana dadkiisii baa kusoo harayo dadka onlf ta ah ee ethobiya kasoo cararay ee doonaya in ay meeshaan kagaduulaan ethobiya waan idin kadiidnay ee ogaada koldhaw wiishku waa idinku yeerayaa ee kaxir xirta xeebta kismaayo