Dhagayso:- Col Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo Markii Ugu horaysay Mudo dheer kadib ka hadlay Fikirkiisa ku aadan Maamul u samaynta Jubooyinka (Ugaar ah Saadaal )

Col Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo kamid ahaa Siyaasiyiintii soo maray deegaanada Jubooyinka isla markaasina dhawaanahaan howlo shaqo u joogay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay ka hadlay howlaha Maamul u samaynta Jubooyinka iyo fikir kala duwanaanshaha Beesha Sade eek u wajaan deegaanada Jubooyinka.

Isagoo ka hadlayay Col Barre kulan ay Beesha Sade ku yeelatay Magaalada Muqdisho oo soo qaban qaabiyay Musharaxa Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland, ayaa waxuu ka hadlay arimo badan oo ku saabsan  deegaanada ay dagto beelwaynta Sade gaar ahaan deegaanada gobolada Koonfurta dalka Soomaaliya.

Qodobadii ugu Muhiimsanaa ee uu ka hadlay ayaa waxaa kamid ahaa xoraynta deegaanada beesha Sade dagto ee wali gacanta ugu jira Kooxaha Al-shabaab, wuxuuna ugu baaqay inay kaalin mugleh ka qaataan xoraynta deegaanadaasi gacanta ugu jira Al-shabaab sidii looga dul qaadi lahaa Cadowga haysta.

Wuxuu sheegay Barre Hiiraale mar uu ka hadlayay Qabaa’ilaadka daga deegaanada Jubooyinka, ina ay dagaan deeganadaasi Qabiilo Farabadan oo Somali badan keed ah isla markaasina loo baahanyahay Cadaalad in wax walba lagu dhiso cidii u baahan hogaanka inay u qabatana wuxuu sheegay in looga baahanyahay inay la tashato Qabiilada daga gobolkaasi.

Col Barre Aadan Shire ayaa xusay deegaanada Jubooyinka inay haystaan kooxo kala duwan oo isku hadaf ahayn isla markaasina ku kala aragti duwan siyaasada deeganadaasi.

Hoos ka dhagayso Hadalka Barre Hiiraale, wuxuuna gaar u yahay Warbaahinta Saadaal Fadlan Amar la’aan ha qaadan.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (31)

  1. reer Xasan says:

    I love Barre Hrale

  2. ahmed ali says:

    Hadal wax mataro iyo qaaq. anigu waxaan aamin sanahay mareexan intuu moryaan lasocda waxaba uma hagaagayo.sheekadan bare hiirale ah jubbaland waa lawada degan yahay waa sheeko huuhaa ah, jubbaland 87% waxa dago waa darood. mogdishu dadban oo isugu jira qabiilada somalia ayaa degen, maxeey ku dhacdey 16 degmo ee xamar kuligood inuu hawiye moryan heysto bal arintaa bare maangaab ha la weydiiyo. mareexan waxa dan idinkugu jiro inaad daroodkina wax la qeybsataan hadii waxaad noqon sidii shiqifini oo magan ah.

  3. A/malik says:

    adeer beere waa oday soamaliyeed oo wadani ah, oo intii taqaan baataqaane nabad doona ah, waxa uu iclaamiyoo dhanaq waa wax jiro oo xaqiiqa ah. dantuse waxay kujirtaa, wada hadal kaladanbayn qadarintii ugaysyada, iyo suldamada loohayn jiray oo soo noqoto taa inta laga helayo wax badan baa aan cadi noqondoonin. inta kahorayso hadee maxaad ku mucaradi odaga hadalkiisa. tan labaad wax layirahdo daarod isku dan ah ama iku hadaf ah majiro oo iswato, sidaas awgeed ogolow in lugu hogamiyo saa is hogaaminwaysaye.

  4. Wiil sade+AK47 says:

    Bare adeer wa lagu xisay runti came quikelly

  5. ismail says:

    LAANGAAB COLAADI UGGAYSAY HAWIYE WARKIISA WAA AQAAN MA UMULBAA GURYIHIISII CADCADDAA BAA XAMAR INNA LAHAYSTAA INTII LOOGA BAXAYNA MUKULAAL MADOOW KU ILAALISAA OO MAGAN UU U YAHAY MARKAASUU DUCUFNIMO DARTEED WAALLA WADA DAGAA ILLEEN WAAGACAN GADAALKA BAQAYSEE ALLE KUDOORI DAMMIIRKANA KAAQAAD ILKAYAR WAR DURRIYAD DHANBAADKU ABTIRSAN MARKAASAAD SAAS UHADLAYSAA WARYAA JOOWHAR 50 BOQOLKIIBA UMAD AAN HAWUYE AHAYNBAA DEGEN MAKA MAQASHAY HAWIYE WAANALAL DEGAA XOOLAYHOW WAFAANKUULO MOORYAAN CAADI QAATAA LOOMA JAWAABO SIDA HIIRAALE YAAN XIGMADDU NOOGA DHUMIN

  6. Mahdi says:

    Mareexaan hadaan ahay annigu Majeerteen necebkiisa ayaan Daarood uga baxay, Daarood maahi soomaaliyeey hala ogaado!

  7. mahdi says:

    God bless Barre

  8. the Gedo-moon says:

    ………@Ismail

    Ismailow horta ku caayi mayo xaasha kuLLIHI umana qalantid
    lkn aan kuu jawaabo iyadoo ay dhib igu tahay .
    marka hore guryihii cadcadaa waa nalaga wada haystaa oo adba danbaa kaa waday nin walibana waa ogyagay wacyiga jira lkn inaad caradaada soo banaan dhigto waa ceebe ogow nin rag ahna saas ma yeelo
    tankale meesha siyaasad baa la isku cayrinayaa haddii aad wax fahmi karto ee nacaybka hadda iiga kaa muuqda meesha mayaal ninyohow ee soo baro markaa kadib sida nin rag ah u hadal ha calaacaline

    …………by the Gedo-moon………….

  9. PUNTLANDER says:

    Horaa looyiri “waxaad ceebta u taqaan dad bey caadadii tahay” Mareexaan maanta ma wuxuu kabadin waayey in saqiir iyo kabiir ay Muqdisho Magan u noqdaan ooy HAWIYE kabaha u qaadaan. Alloow ha ina dulayn adaa Qaadir ahe.

  10. the Gedo-moon says:

    ……Mahdi

    midkaan Mahdi la baxay sxp Mareexaan matihide warkaaga caddeyso miskiinyohow saas xayeeysiis kuuma noqotee

    hadaad jeclaatayna qorraxda fariiso ALLOW iga dhig dheh
    tan kale saas wax la iskuguma diro
    nacaybka aad sheegeysona waa mid aad adigu jeclaysatay
    waxaan ahay Mareexaan hortaydana nin MJ ah cidna kulama hadli karto bal qidddad kale raadi tan wa lagaa qabtaye

    ……..

  11. wil marehan says:

    mahdi sxb nacayb marjeeteen daarood kaga biximayno daarood indhihiisa iyo madaxdiisa waa mareexaan marjeeteen waligiis dabadhilif gaalo buu ahaa madaxda daarood waa mareexan ogaaden gumayste baa hasta oo asagu talo iyo tusaale male marja hadhihin nacayb marjeten ban kaga baxay darodnimo daarood adi baa hugaansha ogaw libintada

  12. qorane axmed says:

    bare haduuu kismaayo yimaado waa xarig

  13. mohamed says:

    Wiil. Siyaaad xuseeen
    Wil marehen alla ya cisag
    Mahdi ma nihin dad majeer teen magacooda Iyo nasab kood uga baxo majeerteena anagaa madaxdooda ah u gaaadeena caawinaaad bay noooga baaahan yihin waadad kaaas meelkasta ku dhibaataysan ee gumaysigu ku haysto majeer teeena waaa walal kay oo si kastaba aaan is ku hayno. Cid dhaaaf san maaayo jubbaland waaa dhul daarood waaana lagu heshiin cidii kale ee. Hunguri kaga jirana waaa ay qaldan tahay. Wabilaaahi towfiiq

  14. wiil siyaad xuseeen says:

    Wil marehen alla ya cisag
    Mahdi ma nihin dad majeer teen magacooda Iyo
    nasab kood uga baxo majeerteena anagaa
    madaxdooda ah u gaaadeena caawinaaad bay
    noooga baaahan yihin waadad kaaas meelkasta
    ku dhibaataysan ee gumaysigu ku haysto majeer
    teeena waaa walal kay oo si kastaba aaan is ku
    hayno. Cid dhaaaf san maaayo jubbaland waaa
    dhul daarood waaana lagu heshiin cidii kale ee.
    Hunguri kaga jirana waaa ay qaldan tahay.
    Wabilaaahi towfiiq

  15. kismaayoaargo says:

    waxa iga su al ah yaa saadaal iskale? mida xigtaa daarood waa dad wada dhashey sade iyo kablalax mariixaan iyo majerteen iyo ogaadeen aniga nin darod ah ayaan ahay ilaakiin 2 ma ahi 1 siyaasi ma ahi 2 doqona ma ahi waa shaqsi ahaantey taas siyaasadu way keni kartaa neceb doqonimada sido kale waxaa ilaah mahadii ah 2baduba ma ahi ninka siyaasada wada lala yaabi maayo shacabkii oodhani masiyaasi ayuu isu badaley ?

  16. Quruxleey reer Sade says:

    Bare nooloow Adeer Daacad baatahay wali <3<3

  17. Quruxleey. says:

    We love you bare hiiraale Come back Again From Kismaayo We xiis you wallahi…

  18. farxan says:

    waxaas uu nin kasi ku hadlayo waxaan u aqaanaa iskahadal nin ka bare hiiraala ah ma arkuu waxba samayn gari waayaya ayuu hawiye hoosta kagalay war daarood kuuma baahna awal horaba waxaad ahayd rinkaan naqaanay ee hada kubaran mayno ee hanabaran

  19. wiil mohamed amaanreer wagardhac says:

    anigu waxaan leeyahey intii ninka mareexaan cidda uu rabo ha noqdeen uu ku hadlaayo afka xamer kana cararayo afka daarood waxaan lee yahey warkiisa laguma jiro runtii…. daaroodkana waxaan lee yahey dadkaan qeylinayah waa mareexaankii macaan jecil la oran jirey weeye siiba reer diini.waxaan lee yahey aniga oo nasab mareexaan waxaan ka waayey jubboland iyo dadkeeda walaahey baanan ka heleyn mugadishu. shirka ay beesha wagardhaceed dal iyo dibad joogta ay ka yeelatey ayaa waxaa lagu do’aamiyey in waxii af marexan iyo daarood wadana la taageero waxii af mugadishu iyo baydhaba wadana la laayo… marka ninkii dan marexaan waddow iimow kismayo keen nink dan ummad kalena wadana dagaal waa kow eh ka daneyso diiniyow……

  20. tanade.................. says:

    dadka halkaan ka hadlaya. maxaa mareexaan, majeerteen iyo ogaden uga dhex daatay. maba ahadin daarood ee waxaa tahiin qabyaaladatstayaal isku dir wada. daarood waa beel ama niman tol ah. barre hiiraale fikirkiisuu leeyahay mareexaana waa yahay daaroodna waa yahay jibba land somali waa joogtaa balse waa deegaan daarood majorati ka yahay cid la xastayaana ma jirto cid waxayan lahayn ka qaadaysaana ma jirto. guryaha xamar beeraha dilka kufsiga intuna daarood waa ku wada dhacday. waana u wada taalaa. talo idinkama go,do intiinaan hadlaya ee danbigaa la idinla maagay. kan mahdiya ader mareexaan waa dhalasho daarood maaha ari markii la rabo laysku daro markii la rabo la kala sooco.

  21. liban says:

    scw waxa la rabo waa awood ee nin walba cidii uu rabo awood haka raadsado. hana lagu caawiyo. 4.5ka ninkii raba awoodana inuu xukunto ha raadso. ninkii raba awoodana daarood in uu xukunto ha raadsado. sidoo kale ninkii raba awoodana in uu mareexaan xukumo ha raadsado. markii dadka la xukunto ayaa dhulka la xukuntaa. col. Barre jva ayuu ku xukumay kismaayo iyo agagaarkeeda. hadana waxaa laga sharqaminayaa 3 gobol iyo 6 gobol, so ninkii isku keensan kara, iskuna wadi kara ayaa ku guuleysan..kii kalana qashqashaad iyo intuu doqomayn karo ha raadsado, sidii aan loo dhisin nidaamkaas.
    shacabkaana laga warsugayaa.

  22. ladan libaan says:

    tanade waan kusalaamay,dadku haday waxgarad leeyihiin waxa waad usheegtay;kan “Mahdiya”waxaan leeyahay,anoogabar mareexaana iskumaquuro kalmada kaasoobaxday ee ha unoqon,soomaalidu waxay kumaahmaahdaa nin waalan tolkii baa umiyirqaba;xumaana ha uqaadan hadalkayga

  23. Mahdi says:

    God bless Marehan Sade!

  24. Afmadow Wise says:

    Daarood baan ahay kuwa ila dhashayna ma arki karo waa qiso layaab leh. Daaroodoow horta Kismaayo yaa kugu haysta? Yaa kuu diidan? Yaad uga baqaysaa? Malaha idinkaa isu diidan. Mise magaaladu waa booli aad xaqdaro ku hesheen? Majeerteen iyo Mareexaan hadii aan la is tusi karin maxaan samaynaa? Ogadeen iyo Mareexaan hadaysan heshiis ahayn sidee la yeeli? Dhulbahante iyo Majeerteen hadii aysan is arki karin yaa u kala dabqaadi? Away dhalashada aad ka hadlaysaan? War soomaalinida hooskeeda aynu harsano waxba meesha kuma hayno e. Asc

  25. dharbaaxo says:

    Kkkk asc bare hiiraale welcome back sxb ruug cadaa gii soorogaalceli runtii hadalka bare dad badan baa kacabsaday marka isdajiya

  26. Ilaah ka baqa Walaalayaal says:

    SUBXAANALLAAH, qabyaalada iska daayam ilaah halaga baqo oo isku xishooda Subxaanallaah.

    Ma sidan baad rabtaan inuu wadanka ku hagaago oo nabad lagu helo.

    Inta aad is caayeysaan ama qabiil iyo qabyaalad aad ka hadleysaan soo ma fiicna inaad ka hadashaan waxa danta u ah wadanka.

    adii dhul iyo deegaan la isku heestana aad si dagan oo waayo aragnimo iyo caqli toosan uga doodaan.

    Majeerteen baa sidan ah, mareexaan baa sidan ah, ogaadeen baa sidan ah, hawiyaa sidan ah,

    websitekan daddka ka faallooda ma intaas unbey hadal ka dhigteen,

    Ilaah halaga baqo walaalayaal, waxaad qoreysaanood ku haddleysaan looxul-maxfuudka ayaa isla markiia lagu register-gareenayaa,hadhowna adaalagu weeydiin,

  27. run dilaacshe says:

    waa taqaan xaniyhya sade in ay ku saarnan jiren adna waataqan sida ad uqadayso waligaa dulaqaadka badi waad badin jirtay ader ragna anaa kaga turjuma rabina culimada amus oo afka gacan ta saar arlibax <agtisa laguma ciyaaro

  28. herr abdi aziiz says:

    waaaaaaaaaaaw kanaxow nafta waaaa

  29. herr abdi aziiz says:

    kanaxow nafta waa waa wiilhog bare hiiraale

  30. sh c/laahi sh faarax says:

    waa sax ka naxow nafta waa

  31. Wiil majeerteen says:

    Daarood waa midaysan yahay hadii ogaadeen majeerteen iyo laylkase iyo dhulbahante midaysanyihiin daaroodka haray yaawaaye mareexaana waxaan leeyahay nacaybka majeerteen meel idin gayn maayo majeerteen nina hooskiis maharsado ee sagaa hooskiisa laharsadaa xamar magan ku ahaada caabud waaqna habar gidir aa idinku xukunta ileen ceeb looma dhinto mareexaan hadaad daaroodnimo rabtaan kaalaya garoowe iigu imaada anaa idin baraya waxay tahay daaroodnimo kismayo so maahan ogaadeen ayaa katalinaya kismaayo ana dusha ayaan ka waardiyeynayaa hadiii la maagana diyaaradaha dagaalka ayaan garoowe kasoo dirayaa




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

diyaaradoAMISOM Dhagayso:- Guddoomiyaha Taabta oo Saadaal Media oga Waramay Ciidamo ka socda Sierra Leone oo Fariisimo ka samaystay deegaankaasi.
- May 24, 2013
Waxaa shalay gaaray deegaanka Taabta ee gobolka Jubbada Hoose Ciidamo ka socda dowlada Sierra ...
kis (2) Dhagayso:- Beesha Sheekhaal oo Madaxwaynihii 6aad oga dhawaaqay Kismaayo.
- May 24, 2013
Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay Magaalada Kismaayo looga dhawaaqayay Madaxwaynayaal farabadan oo mid walba sheeganayo ...
images Dhagayso:- Kulan looga hadlayay Amaanka gobolka Waqooyi bari oo Gaarisa ka dhacay
- May 24, 2013
Shir looga hadlayay wax ka qabashada amaanka Magaalada Gaarisa ee Gobolka woqooyi-bari Kenya ayaa ...
Barre hiiraale (4) Dhagayso:- Labo kamid ah M/waynayaasha Kismaayo oo kulan la qaatay Coll Barre Hiiraale.
- May 24, 2013
Sida uu Saadaal Media u sheegay Cumar Burale Axmed oo isagu sheegta inuu yahay ...
Tiiceeey-1 Dhagayso:- Gollaha Guurtida M/mulka Ximin iyo Xeeb oo eedayn u jeediyay M/Wayne Tiiceey.
- May 24, 2013
Qaar kamid ah Salaadiinta Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa dhaliil u jeediyay Madaxwaynaha Maamulka ...
Fartaag Dhagayso:- M/wayne ku Xigeenka Jubbaland Gen Fartaag oo Xasan Sheekh ugu Baaqay inuu ka fiirsado Hadalada uu sheegayo.
- May 24, 2013
Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland State General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo Warbaahinta la ...
Amb Sayid Sharif Dhagayso:- Safiirka Somaliya u Fadhiya S/Africa oo sheegay in uu hoos u dhacay dhibkii Somalida ku nool S/Africa lagu hayay.
- May 24, 2013
Safiirka Soomaaliya u fadhiya South Afirica Amb Sayid Shariif oo Waraysi siiyay Saadaal Media ...
Ciidamada-Dowlada-Gedo Dhagayso:- Xaalad daganaansho oo laga dareemayo deegaano ka u dhow xuduuda Ethiopia iyo Somaliya oo dagaalo ka dhaceen
- May 24, 2013
Xaalad daganaansho ayaa laga dareemayaa deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya oo ...