Dhagayso:- Wafdigii Xildhibaanada ahaa ee Socdaalka ku Joogay gobolada dhexe oo gaaray Degmada Xananbuure ee gobolka Galgaduud

Wafdigii Xildhibaanada ahaa ee dhawaanahaan safarka ku marayay deegaano ka tirsan gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa shalay galinki danbe gaaray degmada Xananbuure ee gobolka galgaduud, halkaasi oo kusoo dhaweeyeen Maamulka degmadaasi iyo dadwayne Farabadan.

Gudoomiyaha degmada Xananbuure Caydiid Maxamed Cosoble oo ugu horayn halkaasi ka hadlay ayaa kaga Mahad celiyay Wafdiga Xildhibaanada iyo Maamulka gobolka galgaduud booqashadooda ay ku soo gaareen degmada Xananbuure, wuxuuna halkaasi ka sheegay Baahida ay dadka reer Xananbuure u qabaan dowladdnimada.

Gudoomiyaha gobolka galgaduud ee dowladda Soomaliya Axmed Yuusuf Ciyoow oo isna halkaasi ka hadlay ayaa kula dar daarmay Xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya ee ku sugan degmadaasi iyo kuwa Jooga Magaalada Muqdisho inay il gaara kusoo eegaan deeganadooda.

Xildhibaanada oo halkaasi kula hadlay dadwayne Farabadan ayaa kaga Mahad celiyay sida diiran ee usoo dhaweeyeen waxaana ay sheegeen inay baahidooda u gudbin doonaan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warbixinta Warkaasi waxaa Caabudwaaq kasoo diray Ayaanle Cabdullaahi Jaamac.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

 

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Caabudwaaq (O Dhagayso:- Maamulka degmada Caabudwaaq oo dhaliil u jeediyay Dowladda
- May 21, 2013
Maamulka degmada Caabudwaaq ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaliilay Dowladda dhexe inay ka ...
dagaal beeleed Dhagayso:- Faah faahin dheeraad ah oo kasoo baxaysa dagaal Beeleed ka dhacay Shabellaha dhexe
- May 21, 2013
Wararka ka imaanaya Bariga Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya halkaasi ...
Kismaayo (3) Dhagayso:- Madaxwaynaha Waamo State Cumar Buraale oo Kismaayo lagu Caleema saaray
- May 21, 2013
Waxaa maanta Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose lagu Caleema saaray Madaxwaynaha Maamulka ...
images Dhagayso:- Somaliland oo Jawaab Kulul Kabixisay Hadalkii Madaxweyne xasan Sheekh ee Midnimada Somaliweyn
- May 20, 2013
Kadib Markii Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka ee soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu Khudbad Dheer Kajediyeey ...
taagero Daawo:- Xaflad lagu taageerayay Barre Hiiraale oo Maraykanka ka dhacday
- May 20, 2013
Munaasabad balaaran oo lagu taageerayay Barre Hiiraale oo isagu kamid ah Ragga isku caleema ...
images Dhagayso:Galmudug oo Mamnuucday Dhuxusha In lakeeno Gaalkcyo
- May 20, 2013
Iyadoo Dhawaan Maamulka Galmudug ay Maamnuucday In lakeeno Dhuxusha degaanada Galmudug ay ka Arimiso ...
Abu Muscab Dhagayso:- Al-shabaab oo ka hadashay Weerarkii Xalay lagu qaaday Villa Somaliya, iyo dagaal Gedo ka dhacay
- May 20, 2013
Shir Jaraa'id oo uu qabtay Afhayeenka dhinaca Howlgalka ee Al-shabaab C/casiis Abu Muscab ayaa ...
baarlamaanka-kulmaya Xildhibaanaddii mooshinka waday oo hoos u dhacay
- May 20, 2013
Xildhibaan Cabdulaahi Qorax oo kamid Xildhibaanadda sidda wayn uga soo horjeedda mooshinka beenta ah ...