Dhagayso:- Wariye Maxamed Xaaji Xasan Abukar oo ka hadlay dib u dhaca ku Yimid Maxkamadaynta Wariye Koronto

Iyadoo weli u xabsiga ku jiro wariye C/casiis C/nuur Ibraahim Koronto shalayna Markii Sadexaad ay dib u dhacday maxkamadeyntiisa ayaa waxaa arintaasi ka hadlay wax laga xumaadana ku tilmaamay wariyaasha Soomaaliya ee ku nool wadanka Kenya.

Wariye Max,ed Xaaji Xasan Abuukar oo ka mid Saxfiyiinta Soomaaliyeed ee ku nool magaaladda Nairobi ee xarunta wadanka Kenya ahna xoghayaha guud ee xarunta Nabada iyo Saxaafadda Soomaliya ee SOBJA ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dib u dhaca markii sedaxaad ku yimid maxkamadeynta wariyahan Soomaaliyeed.

Wariye Max,ed Xaji Xasan Abuukar ayaa ugu baaqay Xukuumada Soomaaliya iyo guud ahaanba madaxda Qaranka in hadii wariyahan oo ay sheegeen in u xaq daro lagu heysto wax dembi ah lagu waayo ay magdhow ka bixiyaan.

Xoghayaha guud ee xarunta Nabada iyo Saxaafadda Soomaaliya ee SOBJA kana mid ah  Saxfiyiinta qurba joogta ah ee Soomaaliyeed ugu dambeyn sheegay in wariyaasha Soomalaiyeed ay ka go,antahay in ay sii wadaan howsha mudada dheer dhibaatada faraha badan loogu geysnayay islamarkana y bulshada ay u hayaan.

Hadalkani ka soo baxay Saxfiyiinta qurba joogta ah ee Soomaaliyed ayaa imaanay xili maalintii shalay markii seddaxaad ay dib u dhacday Maxkamadeynta Wariye Cabdi Casiis Cabdinuur Ibraahim Koronto maalinta talaadada ah ee soo socotana lagu balansanyahay in maxkamad la soot ago.

Hoos ka dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

By: Ibraahim Guudle Isxaaq


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

odayaasha dhaqanka iyo dhalinyarada Dhagayso:- Odayaashii soo dhisay DFS oo ka digay Mooshinka Xukuumadda.
- May 21, 2013
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ugu baaqay mudanayaasha mowshika ka keenay ...
IMG_0559 Dhagayso+Sawiro:- M/weynaha Puntland iyo Safiirka Australia u qaabilsan Kenya iyo Somalia oo Shir Jaraa’ad Garowe ku Qabtay
- May 21, 2013
Kadib Markii Maalintii shalay ahayd u soo gaaray Magaalada Garowe Safiirka  Safiirka  Australia u ...
Cali Xaamud Dhagayso:- Afhayeenka AMISOM oo Shir Jaraa’id Muqdisho ku qabtay kana hadlay Howlgalada ay Kismaayo ka wadaan iyo arimo kale
- May 21, 2013
Afhayeenka AMISOM Cali Aadan Xumud oo Maanta shir Jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ...
44 Dhagayso:- Baarlamanka Somaliya oo kulan ku yeeshay Muqdisho, iyo Digniin loo diray Xubnaha ka maqan Fadhiyada Baarlamanka.
- May 21, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen  Mudanayaasha baarlamanka Federaalka Soomaaliya Xarunta Gollaha shacabka oo shir ...
DSC005611 Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo Mooshinka Xukuumadda laga keenay oo Muqdisho ka dhacay
- May 21, 2013
Bannaanbax looga soo horjeedo Mooshinka ka dhanka ah xukuumadda Soomaaliya laguna taageerayo dadaalada iyo ...
axmead-madowbe Dhagayso:- Diyaad Cabdi Kaliil oo soo dhaweeyay Maamulka Axmed Madoobe
- May 21, 2013
Diyaad Cabdi Kaliil oo kamid ah Saraakiisha dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan gobolka ...
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Bay Hoosoow Dhagayso:- Odayaasha Digil iyo Mirile oo Ku howlan Xal u helida Khilaaf soo kala dhex galay M/mulka gobolka Bay
- May 21, 2013
Inkastoo warar hoossaad ah oo soo baxayey Mudooyinkii u dambeeyey ay sheegayeen inuu khilaaf ...
Kismaayo jubb Dhagayso:- Taliyaha Saldhiga Kismaayo oo Beeniyay Ciidamadda Booliska ee Kismaayo lagu daayay inay yihiin Raaskambooni oo shaarkii laga badlay
- May 21, 2013
Maxamed Cabdi Buulle Taliyaha Saldhiga Kismaayo oo Waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Saadaal Media ...