Dhagayso:- Wasiirka gaashandhiga Somaliya oo ka warbixiyay Ciidamo Tababar loogu soo xiray dalka Dibadiisa

Wasiir-FiqiCabdixakiim Xaaji Maxamuud Fiqi Wasiirka ayaa sheegay in Ciidamadaasi ay Tababarkooda oo muddo Lix Bilood ah ay u joogeen Dalka Ugandha uu haatan u soo gaba gaboobay isla markaana la filayo in dhawaan ay dib ugu soo laabtaan Dalka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in Ciidamadaasu marka ay soo gaaraan gudaha dalka Soomaaliya in loo furi doono Tababar  wacyi gelin ah oo muddo shan iyo afartan Casha ah.

Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray in Ciidankan ay ka qayb qaada doonaa sugidda ammaanka iyo dib u soo celinta Dawladnimadii Soomaaliya lagu yaqaanay.

Fiqi ayaa hoosta ka Xarriiqay in Ciidamadaasi dhamaanba loo diyaariyay Mushaaraadkooda. Raashiinkooda iyo Daryeelkoodaba isagoona meesha ka saaray inaan la ilaabi doonin daryeelka Ciidanka iyo Xuquudoodaba.

Wasiirka ayaa intaa raaciyay in tababarkan ay gacan ka gaysteen dawladaha Midowga Yurub iyo Maraykanka oo qudhiisa gacan ku lahaa Tababarka Ciidankaas.

Hoos ka dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Raysal wasaaraha iyo Qaramada midoobay Ra’iisul Wasaare Saacid iyo Ergaga Qaramada Midoobay Nicholas Kay oo Kulmay // Maxay ka hadleen
- Jun 19, 2013
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si kulul u ...
kay- Qaramada Midoobay oo war ka soo saartay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen xarunta UNDP
- Jun 19, 2013
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Q.M u qaabilsan soomaaliya UNSOM Nicholas Kay,ayaa ...
Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka hadlay weerarkii Muqdisho ee maanta
- Jun 19, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa uga tacsiyadeeyey QM ...
Wasiirka Adeega Dhageyso:- Wasiiro maanata dhagax dhigay goobo waxbarasho oo la dhisayo
- Jun 19, 2013
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku dhisayo sodon iyo sadax iskuul muda ...
a_9824 Madaxweynihii Hore Puntland cade Muuse Xirsi oo Boosaaso gaaray
- Jun 19, 2013
Waxaa manta si weyn loguso dhawayeey magaaladda Boosaaso ee Caasimada ganacsiga Puntland Madaxweynihii Hore ...
IMG_4284 Raysal Wasaare Saacid muxuu ka yiri weerarkii maanta Muqdisho
- Jun 19, 2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si xoogan u cambaareeyay weerarkii ...
2_55-300x225 Dhageyso:- Suldaan Deeq Macalin ” Axmed Madoobe wuxuu soo wadaa in Kenya ay gumaysato Shacabka Soomaaliyeed”
- Jun 19, 2013
Suldaan Deeq Suldaan Macalin Sanbul oo ka mid ahaa hogaamiyaashii ururkii NFD ee u ...
qarax_undp_1 Dhageyso:- Maxaa kala socotaa tirada Shacabka ee ku geeriyootay weerarka ka dhacay Muqdisho
- Jun 19, 2013
Waxaa soo baxaysa tirade dhimashada iyo dhaawaca ee soo gaartay dadka shacabka ah, taasi ...