DHAGAYSO:Qaramada midoobey oo 21 sano ka dib dadaal ugu jirta qaadista cuna qabateynta hubka ee saran soomaaliya
Warkaan Qaramada midoobay ka soo baxay ayaa sooragalnimadiisa iyo micnaha uu ku fadhinkaro hadii laga qaado cunaqabateenta ay dowladda ku gaari karto waxaan ka wareysanay Dr C/shakuur Shiikh Xasan oo ah aqoon yahan soomaaliyed Oo ku taqasusay Arimaha Siysaadasa Wuxuna kawarbixinaya waxyaabaha keenay xiligan iyo sidoo kale waxyaabaha imaan kara haddi xiligan cuna qabataynta saaran laga qaado somaliya
Hoos kadhagayso Waraysiga oo dhinacyo Badan tabanaya
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Maxamed Laki
Saadaal.com
Gaalkcyo”Puntland”Somaliya








