Dhagayso+Sawiro:- Madaxwayne Xassan Sheekh oo kulan la qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Britain

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo qudbad  dhinacyo badan taabaneysay u jeedinayey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka UK ayaa  wuxuu ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalada Soomaaliya.

Madaxwaynaha ayaa Jaaliyada Soomaaliyeed oga warbixiyay Xaalada uu dalku Marayo, wuxuuna sidoo kale ka hadlay arimo ay kamid tahay aqoonsiga dowladda Maraykanka ee Soomaaliya ka qayb qaadashada soo celinta Haykalka dowladdnimo iyo sidoo kale arimo ku saabsan Ciidamadda.

Hoos ka dhagayso Madaxwaynaha oo arimo badan ka hadlaya

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

DSC_0473-1024x680 DSC_0482-1024x680 DSC_03842-1024x680 DSC_04551-1024x680 DSC_05641-1024x680 DSC_0434-1024x680

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Mahamed Abdullahi hamari says:

    Asalamu Calaykum.Markan Ka Hadlo Fikirkayga Illahayow Gacan Sii Dawlada Cusub Ee Jirtay Afarta Bilood Hogaamiyena U Ka Yahay Xasan Sheekh Maxamed Aamiin Aamiin.Idinko Aan Wax Ka Sheegin Taageera Oo Wanaag U Saadaliya Kana Daaya Saadasha Xun Iyo Ceeb Ka Sheega, Haddii Tii Dhalataba Aad Tirahdaan Khayr Maleh Illahayna Sidaasi Ayunbuu Ka Dhigi Ee Adeegsada Kalmadda Fiican. Wa bilaahi Tawfiiq.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Shabaab 4 Dhagayso:- Dowlada oo u Jawaabtay Al-Shabaab
- Jun 19, 2013
Xili Al-Al-Shabaab ay soo bandhigeen labo askari oo ay sheegeen in  ay ka goosteen ...
Sequence-06.Still007 Dhagayso+Sawiro:-Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Maanta Muqdisho Odayaal Dhaqmeed Kulan kula qaatay
- Jun 18, 2013
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya C/Kariin Xuseen Guuleed la qaatay ...
2 (2) Dhagayso+Sawiro MCH Cusub oo maanta laga Furay Caabudwaaq
- Jun 18, 2013
Waa munaasibad maanta lagu furayay MCH-cusub Kaasi oo Loogu magacdaray Mid kamid ah xafadaha Magaaladda ...
images Dhagayso +Warbixin :-Dhaawacii Coll Yaasin Radeer Kadib Caawa waa Side Kismaayo
- Jun 18, 2013
  Kadib markii maanta ay Dhawaceen Maleshiyaad Hubaysan oo isbaaro Dhigtay Gudaha magaalada Kisamaayo Coll ...
IMG_429011-300x200 Dhagayso:-Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey Shirweynihii Dib u Habaynta Waxbarashada Dalka soomaliya
- Jun 18, 2013
  Warbaahinta Caalamiga ah ee Saadaal Media waxay Idiinso gudbinaysa Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey shirweynihii ...
muqdisho_4 Dhageyso:- Kulan looga arinsanayay amaanka Gobalka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay
- Jun 18, 2013
Kulan looga hadlayay amaanka gobalka Banaadir ayaa maanta wuxuu ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana ...
Baladweyne-300x199 Dhageyso:- Maxaa dhacay maanta oo kale 2009-kii
- Jun 18, 2013
18-kii June maanta oo kale sanadii 2009-kii ayay ahayd markii weerar ismiidaamin ah Al-Shabaab ...
breaking_news--300x159 DEG DEG:- Madaxda Jubaland iyo Ethiopia oo ku kulmaya magaalada Addis Ababa
- Jun 18, 2013
Magaalada Adis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia waxaa  ka socda kulamo u dhaxeeya madaxda ...