Daawo Sawirada Garoonka Caabudwaaq oo noqday Halka ugu Mashquulka Badan Gobolada dhexe ee Somalia
Garoonka Magaalada Caabudwaaq oo dhawaan xariga laga jaray ayaa noqday halka ugu mashquulka badan marka loo eego garoomada kale ee Degmooyinka ku yaala Bartamaha Soomaaliya sida uu kusoo waramayo Wariyaheena Magaalada Caabudwaaq.
Hoos ka daawo Sawirada
Siyaasiga Faarax Aaran oo kasoo dagaya garoonka Caabudwaq
















K.k.k mahad kala wn ku arkaa cml sxb
cadan yareey Caabudwaaq aloow kubadbaadi abidkaa,”aamiin”
Wow hormar aan Caadi ahayn masha allaah