Dhagayso:- Beesha Abgaal oo ku goodisay inay u Aar gudi doonaan Ninkii Maanta lagu dilay Kismaayo.
Waxaa Manta lagu dilay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hose allaha u naxariiste Mid kamid ah Ganacsatada Magaalada kismaayo oo lagu sheegay Magaciisa Axmed Cali Aw-jimcaale.
Ehalada Marxuumka oo Caawa la hadlay Warbaahinta ku eedeeyay dilka Marxuumka Malayshiyaadka Axmed Madoobe inay ka danbeeyeen, waxaana ay ku goodiyeen inay u aar gudi doonaan dilka Axmed Cali Aw-jimcaale.
Maxamed Maxamuud Raage oo kamid ah ehelka Marxuumka la dilay aya sheegay intii Magaalada Kismaayo ay gacanta ku dhigen Kooxda Raaskambooni in lagu dilay ilaa 7 ruux oo kasoo jeeda Beesha Abgaal, waxaana uu sheegay Mr Raage inay arintaasi tahay gumaad sida uu hadalka u dhigay.
Hoos ka dhagayso Hadalka ay Saxaafada ugu direen Ehelka Marxuumkii dhintay Malayshiyaadka Raaskambooni.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.









Maxaa keenay qaxootiga hawiye kismaayo inta ku nool waa in laga raafaa hadii kale dhiigooda cowskaa lamarin war miyaad iloow deen aqoon yahandii aad xamar ku leyseen ad kaysta idinkaa dacarta bilaabaye
Cayr haloo diro dadkaas iyagaa afyaqaanee
ceyr ha loo diro kan leh war ceyr waan ka taqulsnay waa hore waana naqaanaa sida loo waso xamar ayaanu ku wasnay ciilna uma qabno anigaan kula hadlaaya dhowr iyo sodon waan qaarijiyey hadeysan ka badneen habar gidirna meel baan uga soo haray waxna waan soo qaxiyey maatadoodiina kenya ayaan xero uga furay waxa ii haray waa abgaal oo aan ku shaqeysan jiray waad hurudaa riyada ka kac xoolayahoow
Juba in aad walantahy ban filaa ama aadan aqli sii dheer aadan lahayn
Kooxaha dadka qabiil ahaan u dilaya waxey doonayaan iney dagaal qabiil ridaan oo ay fashilkooda ku qariyaan oo ay dad ku helaan. Waxaan rajeynayaa in taas wacyi iyo ogaan loo leeyahey.
Iyadoon dagaal qabiil la gelin ayaa dhagar qabayaasha si shakhsi ah loo soo qaban doonaa inshaa Allaah.
to juba and ddsi nfd sxb labadiinuba waad waalantihiin mawaxad sharaf moodaan in aad dad shacab ah oo aan waxba galabsan in aad laysaan taas waa lugu yaqaanay qali ogaden in uuyahay lkn waxan iidin sheegaya xasuuqaad dadka ku haysan in uu dhibaato dhalinkaro midakale axmad madobe sidii loodilay qoraxay baa loodili doonaa inleen jid iyo jaha laaway buu ahaa qoraxay axmad madobana waa lamid marka dadkan laga kala keenay ethoipia iyo kenya oo gumaystuhu daalsaday waa lararaya
Jubaland je miyaa ca qadka ka soo yerayo xamar Iyo galgaduuud
ikhwaanii ilaah halaga baqo hadii aan qabiil wali nagu dambeeyo goormaan gaareeynaaa qaran mid na ogaada dhul soomaaliyeed waa isku mid hadii kismaayo abgaal lagu dilay micnaheeda ma ahan in reer kismaayo aysan joogin koofurta marka waa ceeb qabiil in aan wali wadno
adeer been yaan lasu sheegin waliba waanu xishoonaynaa aflagaadada hadaan maamulka laga dayn adeer cawaaqib xumo iyo cadaab baa lala kulmi walaahiya sitoosaana lasugu soobixi oon dhuumasho lahayn dharaarcad hada cidaacad cidaacad bay maraysaa caydana manaqaan anagu laakiin xabada sifiican baanu u naqaan idinkana yeeli mayno ilma mooryaanoow inaad hantidii dadka xamar ku haysataan ood hadana xamar naga soo caydaan oo maantana midi kismaayo kadhexcaayo ciidamada naftood hurayaasha ahaa een cidna mushahaar ka qaadanin oo tabaruca dadka ugu shaqeeya in layidhaa waa tuugo cidna kayeeli mayno tuug anagu caybaanu unaqaan hawiyuhuna tuuga halyay bay u yaqaanaan kolkaas cagaha dhigta adeeroow
Inaad tahay nin waalan, magacaagaad ku caddaysay!
Afxumo waa caadada beesha ad sheeganayso inaad ku abtirsato doqon yohow!
Haddiise nin Muqdisho dembi ku galay, kii Kismaayo dembi ku galaana waa dembiile sida kan Muqdisho!
Caqli kale keen inaan ku iraahaa waxay noqon hadal qasaaray maxaa wacay, haddaad caqli leedahay dacda ad meesha ku qortay kumaad qorteen!
Ha wasakhayn bulshada soomaaliyeed ee sharafta leh, hana isku dirin oo colaad iyo cadaawad ha ka dhex abuurin.
Asc inaali laahi wa inaa ileehi raa jicuun alaa unaxa riisto mar xuumka walaal keena jinada alaa geeyo gacan tii dishana tii jahanama ga shay alaa ka dhigo soomali yeey waxaan idiin ssheegaya soomaliya waa hal inaa qabiil qabiil isu raad sana waa doqonimo ilaah halaga ba qo nin shi sheeye yoo na isku keey dirin anagaa walalla ninka la dilay waa nin soo maliyeed nin kaa soo mali buu ka tagat qaa satan eheladi uu ka tagay sabar iyo ii maan ilaah ha siiyo ku w gadaa shiisa fid no bay ilaah kama dhigo soomaliyeey waxaa iga dar daarana in liisu ur fiyoo waado muqdisho kismaayo waa dhul soo maaliyeed dadka dagan waa soo mali heer hebal iyo heer hebal haliiska daa yo waa kuwa na dishtay africa laga deersha ugu dan beenahe alahuma ashud soomaal wastaq raara yaa rabil caa lamiin wa bilaahi too fiiq
waxa igu balan ah inan wax kaqarajiyo besha ninkan abgaal kaso jedo dilen abgaal lama dadansado ee makajogtaan
waxa igu balan ah inan wax kaqarajiyo besha ninkan abgaal kaso jedo dilen abgaal lama dadansado ee makajogtaan abgaal colaad looma bilaawo
Darood ma kismayaad ledihiin kilika bari galkacyo hadii ad so dhaftin wad heleysin jwb fican malmahan lknse 2bil ayan idin heynaa in aat kismayo ugu baxdiin meshat ka fikireysan mel ka dheer ayan ka fikireynaa kismayone Guri ad gadaten moye waxkale ma heysin hal mitir oo dalag ah kuma lihidin ogada
war hooy hooy hadal badan haan ma buxsho anaa i hostimada somaliyo idil
viiiivaa axmad diriye iyo my our Hawiye
“Darood ma kismayaad ledihiin kilika bari galkacyo hadii ad so dhaftin wad heleysin jwb fican malmahan lknse 2bil ayan idin heynaa in aat kismayo ugu baxdiin meshat ka fikireysan mel ka dheer ayan ka fikireynaa kismayone Guri ad gadaten moye waxkale ma heysin hal mitir oo dalag ah kuma lihidin ogada
war hooy hooy hadal badan haan ma buxsho anaa i hostimada somaliyo idil
viiiivaa axmad diriye iyo my our Hawiye
Inta dhimatay illah ha unaxaristo waxan lexahay itobiyanka kismayo sida ugu dhaq sida badan ha uga baxano hadi kale wax laga naxo aye lakul mayan kismayo viva godane
war waa leys yaqaana sxbyal abgaal wa hoganka somalia kismayo cid uga badan majirto ader waxan ku baqaya inad iiska aadaan boosaso garoowe galkacyo hafkeed ee cabdi raxman faroole oo majeerteena heydinku waso ewlba soomali weyska sheegeyseene wadna arki doontaan axmad madoobe meesha uu ku danbeyn doono
Ceeeb wlhi in aminkan qabiil lagu faano ayadooo dadkenii dibadaha lagu leenayo wlhi waa nasiib darro kuwaan waa kuwa ugu aqliga xun qabiil may udoodi qof maskiin ah inta ladilo hadane lagufaanayo ceeeb wlhi waa wax laga yax yxo runtii