Dhagayso:- Saraakiisha Dowladda ee Gobolka Gedo oo Sheegay inaysan ka qayb gali doonin Shirka Kismaayo ka furmaya

Saraakiisha Dowladda ee gobolka Gedo ayaa kasoo horjeestay ka qayb galka Maamulka lagu wado in loo sameeyo deegaanada Jubbooyinka ee iminka qaban qaabadiisu ka socoto Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Afhayeenka  Dowladda Soomaaliya ee Gobolka Gedo Nuur Sayax Xareed oo la hadlay Warbaahinta Saadaal Media ayaa sheegay inaysan ka qayb galayn shirkaasi, wuxuna sheegay cid matasha inaysan oga qayb galayn sidoo kale.

Nuur Sayax ayaa sheegay Kooxo gaar ah inay soo abaabuleen Shirkaasi, isla markaasina uusan ahayn mid ay u dhanyihiin guud ahaan dadka daga Gobolada Jubbooyinka.

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka soconaya  qaban qaabada Shir lagu doonayo in Maamul loogu sameeyo Gobolada Jubbooyinka ee Koonfurta Soomaaliya, kaasoo dadka kaso jeeda deeganadaasi ay ka bixinayaan aragtiyo kala duwan.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ama ku dhagayso Mobile

 

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Ddsi nfd jubaland says:

    War kuwan way is daalinayaan malaha waxy rabaan in war baahinta laga sheeg sheego uun dadka maamulka dhisaya maxaad ku soo kordhinkartaan adeer gaajada iyo diifta idinkutaal nala dul dhaafa cidna idin ma baahna hadal aan ficil wada nin ayaad la wareegaysaan @@@@@@@@@@@@@ lll sheekh axmed islaaaaaaaaaaaaaaaaaaammm

  2. jiii kamruun says:

    guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul waa wax lagu farxo

  3. Quruxleey reer Sade says:

    DDSi nacaska labaxa
    hAdey GAajo yihiiiiin Adinka maadhaantaa weeye Ethiobia baa gacmaha u hoorsataan At least waa idin dhaanaa, Adinku is fiiriya horta cidkalaba yeelkeed eh uff




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Muqdisho Dhagayso:- Muqdisho oo looga dhawaaqay Naadi la magacbaxay Badbaadin Suxufiyiinta Somaliyed.
- May 20, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta maamulka gobolka Banaadir Qaar kamid ah Suxufiyiinta ka ...
maamulka-Banaadir Dhagayso:- Maamulka gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Hay’addo ka socday Qaramada Midoobay.
- May 20, 2013
kulan ay Maanta la qaateen Mamulka gobolka Banaadir Hay'addaha Qaramada Midoobay kuwa dowliga ah ...
barre_hiiraale Dhagayso:-Afhayeenka Coll. Barre Hiiraale oo Faah faahin ka bixiyay Kulankii uu la qatay IGAD.
- May 20, 2013
Barre Hiiraale oo kamid ah raga sheegtay madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State ayaa kulan la ...
Kismaayo jubb Dhagayso:- Salaadiinta Puntland oo Xasan Sheekh ku dhaliilay inuu iska indha tirayo Rabitanka Shacabka Jubbaland
- May 20, 2013
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku sugan 5 Madaxwayne oo dhamaantood ...
banaanbax-farmaajo Dhagayso:- Odayaashii Dhawaan lagu jirdilay Garoonka Kismaayo oo hor boodayay Banaanbixii Kismaayo ka dhacay,edayna u jeediyay Absame iyo Harti
- May 20, 2013
Waxaa Maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Isku soo bax ...
65618_487616734645217_416064850_n Dhagayso:- Munaasibad lagu taageerayay Barre Hirale oo ka dhacday UK, iyo Barre oo Telefonka oga qayb galay
- May 20, 2013
Kulan balaaran oo kasoo qayb galeen qaar kamid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan ...
Axmed-Madoobe11-342x228 Dhagayso:- Odayaashii Axmed Madoobe doortay oo u Xusul duubaya sidii ay u dhamaystiri lahaayeen Maamulka.
- May 20, 2013
Qaar kamid ah odayaashii Kismaayo ku dhisay Maamulka Jubbaland gaar ahaan garabka Axmed Madoobe ...
Cabdulaahi Dhagayso:- Mid kamid ah Xisbiyada ka jira Muqdisho oo Dhulka ku jiiday Siyaasada Xasan Sheekh ee Jubbooyinka.
- May 20, 2013
Guddoomiyaha xisbiga nabada iyo dimuqraadiyada C/llaahi Sheekh Xassan oo warbaahinta la hadllayay ayaa si ...