DHAGAYSO +SAWIRO Culimada Al-Ictisam Oo Maanta Bayaan 10 Qodob ah ka Soo Saaray Magaalada Garoowe Al-shabaabna ku Edeyey Dilkii Sheikh Cabduqaadir Nuur Faarax

5Kulan ay Maanta Saxaafadda ugu Qabteen Garoowe Guddiga Fulinta ee Culimada Al Ictisaam ayay ku soo Bandhigeen ilaa 10 Qodob oo Badankood ay ku Cambareynayeen Al-shabaab.

Ujeedka qabashada Shirkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay ka dib markii uu soo gaba gaboobay kulamo ay maalmihii ugu dambeeyay Garowe ku lahaayeen Jammeecada Al-Ictisaam kaasi oo looga arinsanayay dilkii dhawaan loo geystay Shiekh Cabdulqaadir Nuur Faarax.

Culimada ayaa Bulshada ugu Baaqday inay ka fogadaan al-shabaab, waxayna sheegen inan loo anayn Dadka Falalka u Fulinaya Qabil ama deegan.

Culimada ayaa sheegtay inay qabanayaan Kulan Cilmi Baaris ah ka hor Shirka ay iclaamiyeen Wixii Cilmi Barista ka soo Baxdana uu ka duuli doono shirka Guud ee ay sheegeen in la qabanayo.

Hoos kadhagayso Bayaanka

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ama ku dhagayso Mobile

 

Hoos Kadaawo Sawirada Culumadda

1

2

3

4

5


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. [...] Riix halkan si aad u akhrisato ama u dhagaysato Bayaankii kasoo baxay Culimada Al-ictisaam [...]




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

deg2-150x150 Deg Deg Dhageyso:- Safiirada Talyaaniga, Biljam, Itoobiya, Maleesiya, iyo Tansaaniya oo lamagacaabay
- Jun 20, 2013
Xukuumada Soomaaliya ayaa magacowday Safiirada ilaa iyo shan wadan oo dowlada Soomaaliya ay leeyihiin ...
Golaha-wasiirada-Cusub-466x350 Dhageyso:- Golaha wasiirada oo maanta shir xasaasi ah ka yeeshay amaanka
- Jun 20, 2013
Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa ka hadlay weerarkii xooganaa ee shalay ka dhacay magaalada ...
Qaraxa (28) Dad Koofur African ah oo Muqdisho lagu dilay
- Jun 20, 2013
Xilli maalintii shalay ahayd Muqdisho lagu weeraray Xarunta dhexe hay’ada barnaamijyada u qaabilsan Qaramada ...
deg2-150x150 Maydadka Ajaanib ka tirsan Al-Shabaab oo waran magaalada Baraawe
- Jun 20, 2013
Wararka laga helayo degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in xiisada ay ka ...
100_2532 Dhagayso:-Qowmiyada Oromada ee Gaalkcayo kunool oo Xalad Nolol Xumo ka Cabanaya
- Jun 20, 2013
iyadoo maanta ay ku begantahay maalinta lo Asteyeey Qaxootiga ayaa waxaa jira Qoomiyada Oromada ...
soofe21 Cadaalad Darrada Muqdisho Garsoorkeeda Hareeyay Iyo Aamusnaanta Madaxda Garsoorka DF*Warbxin+Caddayn*
- Jun 20, 2013
Dhowr iyo labaatameeyo sano ayaan ku jiray dhibaato ilaah mahadiis Dowlad dhexe ayaa noo ...
xildhibaano4 Dhageyso:- Xildhibaano maanta tababar loogu furay Muqdisho // Maxaa labarayaa?
- Jun 20, 2013
Aqoon isweydaarsigaan oo loo qabtay xubno ka tirsan Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya gaar ah xubnaha ...
rr Dhageyso:-Jaceylka Soomaalida ay u qabaan Turkiga oo maanta Muqdisho lagu muujiyay
- Jun 20, 2013
Banaanbax balaaran oo lagu taageerayay Raysal wasaaraha wadanka Turkiga Rajab Dayib Ordagan sidoo kalana ...