Dhagayso:- Jeneral Diini oo Ciidamo ka tirsan DFS Siminaar uga Furay Muqdisho
Saraakiil uu hogaaminayo Taliyaha Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal C/qaadir Sheekh Cali diini ayaa maanta tababar Ku saabsan Anshax wanaagsan Ciidamadda u furay Cutubyo ka tirsan Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliya oo dhawaan Tababar kusoo dhamaystay dalka Uganda.
Sareeye Gaas C/qaadir Sheekh Cali diini ayaa Khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka hor jeediyay Ciidamadda Qalabka sida ee Maanta tababarku oga furmay Villa Baydhabo, waxaana ay Khudbadiisu ku bilaabatay sida tan.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.








