Dhagayso:- Salaad Cali Jeele “Maamulka Kismaayo wuxuu u egyahay mid dag dagaya’
Siyaasiga Salaad Cali Jeele oo horay xilal kala duwan oga soo qabtay Dowladdihii KMG ahaa Dhawaana isku soo taagay Xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa ka hadlay fikirkiisa ku aadan maamulka loo samaynayo deegaanada Jubbooyinka.
Wuxuu sheegay Salaad Cali jeele xiligani inaysan xiligani haboonayn in Maamul loo sameeyo deegaanada Jubbooyinka maadaama ay gacanta ku hayaan inta badan deeganadaasi Kooxda Al-shabaab.
Wuxuu intaasi ku daray Mr Jeele deegaano badan oo ka tirsan Goboladaasi in ay gacanta ku hayaan Kooxda Al-shabaab, wuxuna ku baaqay ka hor inta aan Maamulka la samayn deeganadaasi in laga xoreeyo Al-shabaab.
Hoos ka dhagayso
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.









maxaa marki hore alshabab wadanka loga horeyn waaye kadib dowlad loguso dhisi waaye? Qof kasta wu iska hadlaaya……dowlad goboled marka ladhiso midnima iyo kaladambeyn lahelo aya alshabab wadanka lagaxoreyn inta dhiman..
warkan war hawiyee aha.adeer dhulka utasho unaa tali hadii muqdisho lagagasoguray wali manadabatagantahay wala iskakaceli