Dhagayso:- Shir looga soo horjeedo Shirka ka socda Kismaayo oo ka dhacay muqdisho

Waxa Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho shir balaaran oo looga hadlayay arimaha Maamul u samaynta deeganada Jubbooyinka, waxaana kasoo qayb galay masuuliyiin Siyaasiyiin odayaal dhaqameed iyo Wax garad.

Kulanka ayaa waxaa loogu sheegay in looga wadlay sidii ay dadka ku nool jubooyinka uga wada tashan lahaayeen aayaha goboladaas oo hada si xawli ah ay uga wadaan dadka deegaanka maamul usameyn.

Xildhibaan Xuseen Baantuu oo kamid ah mudanayaasha ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in masuuliyiinta gobolada Jubooyinka aysan ka warqabin maamulka la doonayo in loo sameeyo gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

C/qaadir Luga dheere oo kamid ah dadka kasoo jeeda gobolada Jubooyinka oo isne kulanka  hadal ka jeediyey ayaa sheegay inuu ku talinayo in la joojiyo shirka ay qaban qaabadiisu ka socoto magaalada Kismaayo kaasoo lagu wado inuu halkaas ka furmo 23 bishan isagoona tilmaamay iney lagama maarmaan tahay in maamulada dalka loo dhisayo ay isku waafaqaan dadka deegaanka ku wada dhaqan inta aan lagu dhaqaaqin dhisitaankooda.

Kulanka ayaa ka mid noqonaya kulamo fara badan oo ka kala dhacaya meelo kala duwan kuwaas oo dhamaantood looga hadlayo arimaha maamul u samaynta gobolada Jubooyinka.

Hoos ka dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Hoos ka dhagayso Bayaankii

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ama ku dhagayso Mobile

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Xoosh Dhagayso:- Xildhibaan C/rixmaan Xoosh Jabriil oo Saadaal Media oga Warbixiyay Waxyaabihii Kismaayo oga qabsoomay
- May 20, 2013
Wasiirkii hore ee Dastuurka Dowladdii KMG ahayd Xildhibaan C.rixmaan Xoosh Jabriil oo kamid ah ...
Kismaayo-32 Dhagayso:- Maxamed Xaashi oo ku baaqay dowladda in looga danbeeyo arinta kismaayo
- May 20, 2013
Madaxwaynaha Maamulka Somali Central State Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) oo Waraysi siinayay Warbaahinta Saadaal ...
44 Dhagayso:- Baarlamanka Soomaaliya oo Kulan Maanta ku yeeshay Muqdisho
- May 20, 2013
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo soo jeedinta gudiga Maaliyadda Baarlamanka. Kulanka baarlamaanka ...
SAM_7791 Prof. Cabdulaahi Xersi Diirshe (Daacad) oo ku soo Biirey Musharaxiinta u Taagan Xilka Madaxweynimada…..
- May 20, 2013
Nidaamka Hadda Jira waxaa ku baxay Naf.Maal iyo Maskax Shacabka waxaan leeyahay in ay ...
IMG_0375 Dhagayso+Sawiro:- Madaxwayne Faroole oo Maanta Xariga ka Jaray..
- May 20, 2013
Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland C/rixmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta xariga ...
Muqdisho Dhagayso:- Muqdisho oo looga dhawaaqay Naadi la magacbaxay Badbaadin Suxufiyiinta Somaliyed.
- May 20, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta maamulka gobolka Banaadir Qaar kamid ah Suxufiyiinta ka ...
maamulka-Banaadir Dhagayso:- Maamulka gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Hay’addo ka socday Qaramada Midoobay.
- May 20, 2013
kulan ay Maanta la qaateen Mamulka gobolka Banaadir Hay'addaha Qaramada Midoobay kuwa dowliga ah ...
barre_hiiraale Dhagayso:-Afhayeenka Coll. Barre Hiiraale oo Faah faahin ka bixiyay Kulankii uu la qatay IGAD.
- May 20, 2013
Barre Hiiraale oo kamid ah raga sheegtay madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State ayaa kulan la ...