Dhagayso:- Wasiirka Howlaha guud iyo Dhiisa Sudan oo Shir Jaraa’id Khartum ku qabtay
Waxaa Maanta kulan wada qaatay Wasirka howlaha guud iyo dib udhiska dalka Soomaaliya iyo dhigiisa Dalka Sudan, waxaana ay ka wada hadlen labada dhinac sidii la isku kaashan lahaa.
Wasiirada oo la hadlaysa Saxaafada Kulan kaas ka dib ayaa u Hambalyaysay Guusa ay Ay si guud Soomaaliya u gaartay oo ahayd midii Kasoo bixitaanka Kumeel Gaarnimadii iyo Doorashadii Dimuqaradiga ahayd uu kusoo baxay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Dhankiisa Wasiirka oo isagana ka hadlay kulankaas ayaa isagana uga mahadnaqay xusayna in Hishiis ay wada saxiixan doonaan Labada wasaaradood hasayeeshee ay Khubara Wafdiga ay ka wada shaqaynayaan Qaabkii hishiiskaas loo dhigi lahaa.
Labada Wasiir ayaa markii uu soo dhamaaday Shirkooda waxay Shir Jaraa’id Saxaafadda ugu qabteen Magaalada Khartum ee dalka Sudan.
Hoos ka dhagayso Shirkii Jaraa’id oo dhamaystiran
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.








