Dhagayso:- Afhayeenka AMISOM oo Maanta Shir Jaraa’id Muqdisho ku Qabtay kagana hadlay arimo badan
Afhayeenka guud ee ciidamada Amisom Col. Cali Aadan Xumud oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa ka hadlay howlgaladii ugu danbeyay ee Ciimadda AMISOM ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose.
Afhayenka ayaa sidoo kale oga hadlay Shirkiisa Jara’id arimo dhowra oo la xiriira nabad galyada iyo sidoo kale deegaano maalmihii ugu danbeeyay la sheegayay in la gaynayo Ciidamadda AMISOM sida Galgaduud oo ay beeniyeen xiligani in halkaasi ay ka howlgalayaan AMISOM.
Hoos ka dhagayso Shirkii Jaraa’id ee Maanta uu Muqdisho ku qabtay Afhayeenka AMISOM.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.








