Dhagayso:- Taliska AMISOM oo Faah Faahin ka bixiyay deegaanadii ugu danbeeyay ee Al-shabab kala wareegeen
Afhayeenka Amisom Korneel Cali Aadan Xaamuud ayaa kawaramay dagaalada iyo howlagada ay kawadaan gudaha wadanka somaliya iyo inta u si socon doono Dagaaada kadhanka ah al shabaab.
Afhayeenka Waxa u shegay Inay Wadaan Howl galo Balaaran oo lagu Qabsanayo gobalada qaar oo ay ku suganyihiin Xarakada al shabaab waxa u Tilmaamay inay lawaregeen Tuuloyin yar Yar Oo Hoos Yimaada Magaaladda jowhar isla markaasna u howl galka si socon doono sida u shegay
Korneel Cali Aadan Xaamuud Ayaa ka Hadlay Xasuuqi kadhacay Leego oo lagu layeey dad Rayid ah waxa u shegay in Arintaas lagu Jiro isla markaasna Gudi ay ku howlanyihiin
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Waxaa Khadka Telefoonka kula Xidhiidhay Wariye Maxamed Laki oo ka tirsan Saadaal Media








