Dhagayso:- Dowladda Soomaaliya oo Maamul u dhisaysa gobolada dhexe

Sida uu sheegay Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ahaa Xildhibaanadii dhawaan booqashada ku gaaray gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, waxaa dowladda Soomaaliya ay wadaa qorshe Maamul loogu samaynayo deegaanada Gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya.

Xildhibaanka oo la hadlay Idaacad Maxali ah oo ka howlgasha Muqdisho Radio Risaala ayaa sheegay inay dowladdu qorshaynayso sidii ay Mamul ugu samayn lahayd Gobolada dhexe ee Soomaliya.

Dhanka kale Wuxuu beeniyay Xildhibaanka in khilaaf u dhexeeya Xildhibaanadii dhawaan gaaray gobolada dhexe iyo Maamulka Culima’udiinka Ahlusunna Wal-jamaaca ee ka arimiya gobolada dhexe.

Hoos ka dhagayso Waraysiga Xildhibaanka,

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ama ku dhagayso Mobile

Xuquuqda Waraysiga wuxuu u dhowranyahay Risaala


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

ahlu suna Dhagayso:- Ururka Ahlusunna oo ku baaqay arinta Kismaayo wada hadal in lagu dhameeyo
- May 25, 2013
Ururka Ahlusunna Wal-jamaaca ee ka dagaalama deegaano ka tirsan gobolada dhexe ee dalka  Soomaaliya ...
SONY DSC Dhagayso:- Gollaha Samatabixinta Puntland oo kulan ku yeeshay Qardho.
- May 25, 2013
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar gollaha Samatabixinta Puntland iyo ...
Dagaal beeleed Dhaagayso:- Aanooyinka Qabiilka oo kusoo badanaya gobolka Shabellaha dhexe.
- May 25, 2013
Tan iyo markii Kooxda Al-shabaab lagala wareegay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Shabellaha ...
21_igad_summit Daawo Sawirada:- Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka
- May 25, 2013
(Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo ...
Kismaayo (4) Dhagayso:- Jaaliyada Beesha Sheekhaal ee Jarmalka oo Taageeray Mid kamid ah M/waynayaasha Jubbaland
- May 24, 2013
Jaaliyada kasoo jeeda Beesha Sheekhaal oo ku nool dalka Jarmalka ayaa taageerayay Xasan Xaaji ...
guryo-burburin-003 Dhagayso:- Howlgal laga sameeyay degmada Luuq ee gobolka Gedo
- May 24, 2013
Ciidamada amaanka oo ay horkacayaan masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo  ...
mud.. Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo M/Wayne Ismaaciil Cumar Gelle oo Maanta ka dhacay Jabuti
- May 24, 2013
Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Jabuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa maanta ka ...
amiin22 DHAGEYSO:Gabayga Mise Guurowga Ugu Hadalhaynta Badan Saaxada Saxaafada Soomaalidda Todobaadkaan.
- May 24, 2013
Farshaxaniistaha Caanka ah ee Amin Caamir oo loo yaqaan (Amin Arts) ayaa ka sameeyay ...