Dhagayso:- Jaamacada Salaam oo Isbital Cusub ka hir galisay Muqdisho

Jaamacadda Salaam oo kamid ah Jaamacadaha ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa maanta ka hir galiyay Magaalada Muqdisho Xarun Caafimaad oo hootagi doonta Jaamacadaasi.

Cisbitaalka oo loogu magac daray Salaam lana mataan ah Jaamacada Salaam ayaa waxaa ka hirgaliyey magaalada Muqdisho masuuliyiinta Jaamacada Salamaam oo sheegay in Cisbitaalkan cusub uu daboolo dooni baahida caafimaad ee ay u baahan yihiin dadka Soomaaliyeed waxaana ay sidoo kale sheegeen in Cisbitaalkan ay tababar ku qaadan doonaan ardayda dhigata Jaamacada Salaam gaar ahaan kuliyada Caafimaadka.

Cali Bile oo ah agaasimaha Cisbitaalka Kaysanay ayaa sheegay inuu si weyn ugu faraxsan yahay Cisbitaalkan Cusub ee kusoo biiray magaalada Muqdisho wuxuuna ballan qaaday in Cisbitaalka Kaysanay uu taageero dhan walbo ah u fidin doono dhaqaatiirta iyo masuuliyiinta Cisbitaalka Cusub ee Salaam Hospital.

Safiirka dowlada Iiraan u fadhiya magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Daahir Abyad oo ka mid ahaa dadkii lagu casuumay xaflada xariga looga jarayey Cisbitaalkan cusub ayaa shaaca ka qaaday in Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iiraan ay garab taagan tahay walaalahood Soomaaliyeed isla markaane ay ka taageerayaan dhinacyada Caafimaadka iyo waxbarashad.

Hoos ka dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

barre_hiiraale Dhagayso:- Barre Hiiraale oo Faah faahin ka bixiyay Kulankii uu la qatay IGAD.
- May 20, 2013
Barre Hiiraale oo kamid ah raga sheegtay madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State ayaa kulan la ...
Kismaayo jubb Dhagayso:- Salaadiinta Puntland oo Xasan Sheekh ku dhaliilay inuu iska indha tirayo Rabitanka Shacabka Jubbaland
- May 20, 2013
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku sugan 5 Madaxwayne oo dhamaantood ...
banaanbax-farmaajo Dhagayso:- Odayaashii Dhawaan lagu jirdilay Garoonka Kismaayo oo hor boodayay Banaanbixii Kismaayo ka dhacay,edayna u jeediyay Absame iyo Harti
- May 20, 2013
Waxaa Maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Isku soo bax ...
65618_487616734645217_416064850_n Dhagayso:- Munaasibad lagu taageerayay Barre Hirale oo ka dhacday UK, iyo Barre oo Telefonka oga qayb galay
- May 20, 2013
Kulan balaaran oo kasoo qayb galeen qaar kamid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan ...
Axmed-Madoobe11-342x228 Dhagayso:- Odayaashii Axmed Madoobe doortay oo u Xusul duubaya sidii ay u dhamaystiri lahaayeen Maamulka.
- May 20, 2013
Qaar kamid ah odayaashii Kismaayo ku dhisay Maamulka Jubbaland gaar ahaan garabka Axmed Madoobe ...
Cabdulaahi Dhagayso:- Mid kamid ah Xisbiyada ka jira Muqdisho oo Dhulka ku jiiday Siyaasada Xasan Sheekh ee Jubbooyinka.
- May 20, 2013
Guddoomiyaha xisbiga nabada iyo dimuqraadiyada C/llaahi Sheekh Xassan oo warbaahinta la hadllayay ayaa si ...
JUBBALAND-SWEDEN-300x168 Daawo:- Xaflad lagu Taageerayay Maamulka Axmed Madoobe oo Swedan ka dhacday
- May 20, 2013
Waxaa  lagu qabtay dalka Swedan Munaasabad balaaran oo lagu taagerayay Maamulka Jubbaland gaar ahaan ...
alshabaab-training-somalia Dhagayso:- Al-shabaab “Barnaamijka Kismaayo ka socda Maahan mid uu ku qanacsanyahay Xasan Murtad”
- May 19, 2013
Cabdi Raxmaan Xudeyfa oo sheegta inuu yahay Guddoomiyaha Kooxda Al-shabaab ee gobolada Jubbooyinka oo ...