Dhagayso:- Madaxwayne Xasan Sheekh oo Maanta Garoonka Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socda Maraykanka

Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa garoonka Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socday Maraykanka oo Hogaaminayay Wakiilka Hay’adda USAID ee deeqda bixisa Mr Rajiv Shah, waxaana ay labada dhinac kulan ku qaateen garoonka Muqdisho.

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Max’uud oo ka hadlay kulanka uu la qaatay madaxa ugu sareeya hay’ada USAID ee wadanka Mareykanka Rajiv Shah ayaa sheegay iney ka wada hadleen sidii hay’adani ay gacan uga geysan lahayd qoryahsaasha dib loogu dhisayo dalka Soomaaliya wuxuuna sheegay in dowlada Soomaaliya ay guul u tahay booqashada madaxa hay’ada USAID isla markaane ay isla falanqeeyeen sidii loo caawin lahaa Soomaaliyada cusub maadaama uu dalka ka dhacay isbedel dhab ah,isagoona tibaaxay iney u gudbiyeen Rajiv sida ay dooneyso dowlada Soomaaliya in loo caawiyo.

IMG_3773-1024x681

Wuxuuna sheegay in hay’adu ay dowlada Soomaaliya u ballan qaaday 20 milyan oo doolar oo deeq  Xasan Sheekh ayaa sheegay in lacagahaas wax lagu hor marin doono dhinacayada Beeraha,Xoolaha nool,Caafimaadka iyo Tacliinta dalka sial markaane ay ka faa’iideysan doonaan dad badan oo Soomaaliyeed.

Hoos ka dhagayso Shir Jaraa’id oo Garoonka Muqdisho ku qabteen labada dhinac

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ama ku dhagayso Mobile


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

SAM_7791 Prof. Cabdulaahi Xersi Diirshe (Daacad) oo ku soo Biirey Musharaxiinta u Taagan Xilka Madaxweynimada…..
- May 20, 2013
Nidaamka Hadda Jira waxaa ku baxay Naf.Maal iyo Maskax Shacabka waxaan leeyahay in ay ...
IMG_0375 Dhagayso+Sawiro:- Madaxwayne Faroole oo Maanta Xariga ka Jaray..
- May 20, 2013
Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland C/rixmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta xariga ...
Muqdisho Dhagayso:- Muqdisho oo looga dhawaaqay Naadi la magacbaxay Badbaadin Suxufiyiinta Somaliyed.
- May 20, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta maamulka gobolka Banaadir Qaar kamid ah Suxufiyiinta ka ...
maamulka-Banaadir Dhagayso:- Maamulka gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Hay’addo ka socday Qaramada Midoobay.
- May 20, 2013
kulan ay Maanta la qaateen Mamulka gobolka Banaadir Hay'addaha Qaramada Midoobay kuwa dowliga ah ...
barre_hiiraale Dhagayso:-Afhayeenka Coll. Barre Hiiraale oo Faah faahin ka bixiyay Kulankii uu la qatay IGAD.
- May 20, 2013
Barre Hiiraale oo kamid ah raga sheegtay madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State ayaa kulan la ...
Kismaayo jubb Dhagayso:- Salaadiinta Puntland oo Xasan Sheekh ku dhaliilay inuu iska indha tirayo Rabitanka Shacabka Jubbaland
- May 20, 2013
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku sugan 5 Madaxwayne oo dhamaantood ...
banaanbax-farmaajo Dhagayso:- Odayaashii Dhawaan lagu jirdilay Garoonka Kismaayo oo hor boodayay Banaanbixii Kismaayo ka dhacay,edayna u jeediyay Absame iyo Harti
- May 20, 2013
Waxaa Maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Isku soo bax ...
65618_487616734645217_416064850_n Dhagayso:- Munaasibad lagu taageerayay Barre Hirale oo ka dhacday UK, iyo Barre oo Telefonka oga qayb galay
- May 20, 2013
Kulan balaaran oo kasoo qayb galeen qaar kamid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan ...