Dhagayso:- Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida oo Xukun toogasho ku riday Askar ka tirsan DFS

Maxkamadaa sare ee Ciidanka Qalabka sida dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay Saddex Askari oo mid ka mid ah uu ahaa Sarkaal oo ka  tirsanaa Ciidamada Dowladda oo horay dil u gaystay

Tiirka ku caan baxay Toogashada Iskool Boliisiya ayaa saaka lagu toogtay Saddexda Askari oo ka tirsanaa Ciidamada dowladda, waxaana goob joog ahaa Dadweyne Fara badan, Maxkamada Ciidanka qalabka sida, Maamulka gobolka Banaadir iyo Ehelada Askarta la toogtay.

Askarta la toogtay ayaa la sheegay in kamid ah uu ahaa sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya gaaar ahaan milateriga,markii dilka lagu fuliyey 3-da askari ayaa waxaa goobta Saxaafada kula hadlay gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida Mungaab wuxuuna sheegay iney maanta dil ku fuliyeen gacan ku dhiig layaan ka tirsanaa ciidanka dowlada oo hore dil ugu geystay dad rayid ah.

Gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab)  ayaa wacad ku maray in askari walba oo qof shacab ah dil u geystay uu mari doono wadadan isagoona tibaaxay in go’aanka uga gol leeyihiin sidii loo joojin lahaa isdilka iyo in ciidamada dowlada aysan ku dhiiran iney laayaan dadka shacabka ah,wuxuuna fariin cad u diray in qof walba oo qof kale dila uu mudankiisu noqon doono dil toogasho ah.”

Hoos ka dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. aniil says:

    waxaa mesha ku qoran in ey ku dileen sedaxda nin qof waryid ah holwadag sedaxdoda ma waxeey isla dileen hal qof mase waa dhor qof




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

IGAD Halkan ka Akhriso Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirka IGAD.
- May 25, 2013
Waxaa kasoo baxay Warmurtiyeed dhowr qodob ka kooban shirkii ay Urur goboleedka IGAD ku ...
images Dhagayso:- Eng Yarisow “Dowladu Kama Leexan Doonto Hirgalinta Qodabadii ay so Sareen IGAD
- May 25, 2013
Dowlada Somaliya oo Sheegtay In ay In ay Ka Leexayan Hirgalin doontana Qodobadii ay ...
IMG_0684 Dhagayso+Sawiro:- Madaxweyne faroole oo Maanta si Rasmi ah u Furay imtixaanaaadka Shahaadiga
- May 25, 2013
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta si rasmi ah u furey imtixaanaaadka ...
flag Dhagayso:- Maamulka Jubbaland oo ka Hadlay War Murtiyeedkii IGAD Kaso Baxay
- May 25, 2013
Maamulka Jubbaland oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Qodobadii Dowladu ay Shaacisay Sheegayna In ...
IMG_0676 Dhagayso:- Madaxweynaha Puntland oo DFS uga Digay Burburinta Dhismaha Jubbaland
- May 25, 2013
Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa ka Hadlay Dhismaha Jubaland iyo dhowrista dastuurka DFS ayuu soo ...
Ciidamada-dowladda-Bay-300x201 (2) Dhagayso:- Maamulka gobolka Bakool oo ka Warbixiyay Howlgalo ay deeganadaasi ka wadeen
- May 25, 2013
Masuuliyiinta gobolka Bakool oo maalmihii ugu danbeeyay Howlgalo ka waday deegaano ka tirsan gobolkaasi ...
Ciidamada-Dowlada-Gedo Dhagayso:- Dowlada oo guulo ka sheegatay dagaal ka dhacay gobolka Gedo.
- May 25, 2013
Dagaal qaraar oo u dhexeeya Ciidamadda Maamulka Ahlusunna Wal-jamaaca, Ciimadda Dowladda oo kaabaya, iyo ...
DSC00128 Dhagayso+Sawiro:- Arday Shahaadooyin lagu guddoonsiiyay Caabudwaaq.
- May 25, 2013
Waxaa lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud Munaasibad balaran oo shahaadooyin lagu ...