Dhagayso:- Shirka 23 bishan ka furmi doona Kismaayo oo looma dhama Haraysay
Iyadoo lagu wado inuu ka furmo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose shirka lagu wado in lagu dhiso Maamulka Jubbaland ayaa waxaa isa soo taraya Cabashooyinka shirkaasi laga muujinayo ee ku aadan qaabka loo soo agaasimay iyo sidoo kale Ergooyinka ka qayb galaya.
Waxaa isa soo taraya Baaqyo ay jeediyan Siyaasiyiin iyo wax garad kasoo jeeda Jubbooyinka kuwaasoo ku aadan qaabka loo dhisayo Maamulka Jubbooyinka.
Cabdi Xaashi Cabdisalaan oo kamid ah Siyaasiyiinta sida wayn oga cabanaya Maamulka lagu samaynayo Kismaayo oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inuusan shirkaasi ahayn mid ay u dhanyihiin beelaha daga gobolada Jubbooyinka.
Hoos ka dhagayso
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.









Waxaan layaabay ama layaable dad wanaaga diidaaya oo xumaanta diidaaya waxay doonayaan caryaa garta oo sheegay waxay doonayaan .?
Waxaad aragtay oo saasa waxaad maqashay oo saasa maxaad odhan lahayd suudi.?
Su,aal baa jirta iyana inaan la hilmaamin meesha taal taasoo ah looma dhama kkkk
Eraygan meeshuu lahaa adeegsigiisu waa la dhaafiyay waxanay noqotay mid lagu mashquulo waxaanad moodaa eray murameed qofkii tuug ama tuug kalkaal uu rabo kawaayaa waxuu yidhaahdaa shirkaas looma dhama eraygani waa caqabada ugu weyn soomaaliya mid kamid ah waxay nu lasoconaa waan waan kasta oo ladoonayo in dalka nabad loogu soo dabaalo qolo uun baa lahayd looma dhama . kuwana way ku qanacsanaayeen waxaa igu maqaala ah in layidhi masaajid lagu tukado oo qudbad laga soo jeediyay umada looga hadlayay aayaheeda in qolo tidhi looma dhama iyana ahayd wadaado