Dhagayso:- Tartan Ciyaareed lagu soo gaba-gabeeyay degmada Cabdicasiis
Waxaa Maanta oo Taariikhdu ku beegantahay 21/Feb/2013 Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Cabdicasiis lagusoo gaba-gabeyay Tartan Ciyaareed.
Waxaana halkaasi Khudbado ka jediyay Masuuliyiin ka socotay Shirkadihii soo qaban qaabiyay Tartanka iyo Guddoomiyaha Degmada Cabdicasiis C/laahi Xuseen Xasan.
Hoos ka dhagays
http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/02/SHIR-JARAAID-GUDOOMIYHA-CABDI-CASIIS-CABDILAAHI-XUSEEN-XASAN-.mp3








